Wiilo Posted April 25, 2005 Ninyahow waaba u maleeyay sidaas nooh, baaldi ku dheheen, i dhaafa, Soomaaliya xitaa loogama qabeysto baaldi, wax badan aa idin dhiman nooh reer uk haddii aad tihiin... salAamA kA DhEh:........ Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 25, 2005 heheey, waraa meeshaan reer UK aa lagu rifaayaa, the brit kunts, haye dhinacayga aan anna ka riffaa boolo aroostayaasha jeegada dhaadher la moodo wajigooda tarraq cimaamad qabo oo la hadlaayo qorroto uur ah oo hunqaaco miiran Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 25, 2005 Oh boy, Am I glad to see that (nuune) name back or what!... Reer UK, duuduub ay igu dhaafaayaan nooh, dadka hadda baaldiga ku qubeysanaayaan, wax badan aa u dhiman dee... sAlaAma kA DheH:.......... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 25, 2005 wiilo, abbaay sweetina baaldiga mey dhax gashaana, ar anagaa wax aragney, waala gacan galay Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 25, 2005 ma waalantahayne, ma xusuusataa sakeelkii madoobaa ee lagu shuban jiray biyaha ay wali dhexgashaa nooh, that is why ee reer uk isgu maleeyaan inay wali yaryihiin nooh, markay yaraayeen ay dhexgali jireeyn baaldiga nooh... sAlaAma kA DheH:.......... Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted April 27, 2005 baaldi aan ku qabeesanaa....war meeshaan UK africa oo nabad eh waaye. meesha nalka laga shido musqulaha xerig aa jiidee....Europe waxaa iigu dambeysay 5 sano ka hor markaan Finland kasoo guuray. Tuujiye - adoo gabeesaneedit aa hal mar biyo kulul aad kuu gubaayo...ar meeshaan soomaaliya aa dhaanto Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 27, 2005 Isaga guura dee, or imaada dhulka barwaaqo sooranka ah..... sAlaAma kA dhEh:........ Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 27, 2005 Ingriiska Faqri aabihiis waaye hayye.. I heard stuff like this b4... but hey who cares all immigrants still think London is a great place.. Swyt.. you should go back to Finland.. i am coming back this summer insh'allah... to visit Helsinki it has being 11yrs almost since i was there.. can't wait to go back.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 27, 2005 Qac Qaac sxb waa lagu sheegay sababta aad u rabto in aad ugu noqoto Finland, waxaa la dhahay markii uu qaxootiga ku jiray ayuu cunijiray Beef ka laga keeni jiray Finland, marka waxaa la dhahay Beefkii uu u siixay nooh, bun camal aas kuu qabto nooh..abaaba ha i soo marin nooh, waraa ha xanaaqin nooh, ani waa kula kaftamoohaa nooh... sAlaAma kA dhEh:....... Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 27, 2005 wiilo iska caadiyoos waaye.. adi yaa kaa xanaaqi kara qof yahay... wiilo aaba tahayee.. see kaa noqotay qofta, ma wareertay xoogaa mise xooga ciida iyo biyaha aad isku darsatay.. Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted April 28, 2005 ^^ quf yahow ani xitaa sammarkaan waan u socdaa Finland insha-allah...first laakiin waa inaan maraa sweden. hadaad imaaneysit finland hola at me via pm cos u will need some1 ( expert) to show u around....and who is better candidate than me, eh. wiilo north america ma meel barwaaqo aa? walee isma dhihin...intee barwaaqo ka tahay,m waxa kaliix oo ka da'a sida roobka oo kale waa CRIME Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 28, 2005 ^^^^ waxa kaliix oo ka da'a sida roobka oo kale waa CRIME loooooooooooooooool sweetie, hiippakunta te kotona helsinki ,olen johtuen kanssa Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 28, 2005 kalkalyooni kuuntadil canbuulo!!!! wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 28, 2005 waraa see camal abaay sweetie maa ku jeedaana, wey ku riffee abbaa gawartaan si fiican ma u kaseesid adoo nool aa lagu dajjinaa Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted April 28, 2005 waa ka darteen wallee. Threadkan 42 pages buu sii maraayaa, oo bilaa yacni ah. Maxaa waaye ilmo ilmeey baaba cayaarosiine. Share this post Link to post Share on other sites