Jacaylbaro Posted December 26, 2004 dee maxaan ka aqaan ,,,, nin baa leh caadi ma tihid markaa sow inuu inoo sheego maaha waxa iga si ah ??? Ma sheegayo oo waakaas wuu baxsaday hadda Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 War heedhe u sheeg my gal waxa ay ku waydiinayso oo hadalka haku celcelin Go fgiure:.................. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Wax aan sheegaba ma anigaa garanaya ,,, maxaa la i waydiiyay horta ??? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 Good Q maxaa lagu waydiiyay marka hore :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Oh my God ,,, waa ta aan garan la'ahay Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 27, 2004 lol... waraa ina jaceel taba bare, anaa kuushegayo waxa lagu weydiiyey nooh... waxaa lagu weydiiye, meeqo mar aa bajaq ku dhahday waxaa tahay baylood..ee iyadana ku dhahday wili iyo isticmaaleysa luqadan foosha xun oo lagu magacaabo ingariis..waatee tiri "say walaahi"...So meeqo mar rigooradaas gamatay oo wili ku gamatay goal oo bilaa boortiyeeri eh.. wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 27, 2004 tuujiye dab ha dhidin duqa, haddaad shidana dami second ka dib, labadan ayagaa dulqaad muujinaayo ee iska dhaaf daanka ha isku qaraacaanee Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Tuujiye ,,, what r u tryin' 2 say dude ?? aniga kumaba fahmin ,,,,, afsoomaaligii waad ilowday beryahaan ,,,,, just make some more practices ka dib ku celi waxa aad akhriyayso. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 27, 2004 iyaah jaceel baro raali noqo sxb aniga kaftan ee iga aheed.. nuune lol..wayahay sxb... wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Waan garanayaa iney kaftan kaa aheed laakiin wax alla wax aad leedahay waan fahmi waayay maymay inaa ku hadlaysidaan u maleeyay Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 27, 2004 horta bal aan wax idiin sheego....maalmahaan waxaan tagaayay nuune websitekiisa anoo rajeynayaa inaan midkiin mesha kala kulmo...laakiin nuune lee la kulmaa....meeshaan SOL wiil furfuran uu ku yahay oo kaftan badan laakiin walaahi waa wiil marax eh (sorry nuune)..meesha hada waanba iska nacay never ever again tagimaayo....plz isku daya inaad soo gashiin Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 Simply the Best gal adigaba haddii aadan tagayn anaga maxaan ka doonaynaa :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 28, 2004 Hayaaaaaaaay sir baa fashilantay oo kaalay show Simply dan aan la'aynba Nuune bay qolka kula xirnayd ,,,,, ceeeb baa ka dhacday (jokin') Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 28, 2004 ^^^yaan feeraha kuu jimcinin oday yahow Share this post Link to post Share on other sites