Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

nuune   

lol Tuujiska, maxaa waaye sidaan, darbi saarkaagi ma hal bacaad lagu lissey buu noqdey lol, ani muggoo idin kuma jiro idinka lee waaye is cuna is liqa is shukulaateeya teesta jineestika ciyaara suxul dharaboow ku dara qoorta isla gala xabadka isku qaraaca sinta isku halgaaada xudunta wiif wiif haka yeerto cajalad mallaay laga sameeyay dhageesta, madaxey ka bannaan minjaheey ka hayhaata waaye......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab Tuujiye ninkaan nuune la yiraahdo nin fiican ma'ahan, waxaan umaleynayaa meesha uu ka yimid dadka wey isley jireen caadi yayna ka eheyd.

Maxaa yeelay sidii ugu cabaadeynay illaa hadda wax interverance muusan sameynin, marka hadda iyo dan, ama aan heshiino (which is bad) ama aan sii wadno Dagaalka.

 

Garab sxb haddii aan heshiinno sheekada wey xumaanee oo "Shactaradii" oo dhan baa naga dhamaaneyso, and I'm sure this ppl maya qaanaan sida loo shactareeyo, oo meesha dhan marax bay noqoneysaa.........U know what I'm sayina eirght.. :D

 

Aniga iyo aniga baa u eg inaan nahay Reer Xamar (Muqdisho) meaning waan is af fahmeynaa when it comes teasing.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Maxaa dadki ma foorjada baa ka dhamaatay........ maxaa waaye sidaan :confused: :confused:

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac Qaac have some Qaxwo Qaraar will u.......maba kuu bagin adigee............ :D

Mise waxaad rabtaa inaan Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo wali Qaxweysan........... :D:D:D

 

 

Go figure.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ka cabso.....ani ma i taqaanaa horta? kung fu aan nimanka ku ciyaaraa. marka waxba dumarka ha u booteynin. hadii kale bahal sabbaaxad aan kuu dhigaa, markaasaad laf dhabarta ka jabi doontaa. Marka Mr luga baasto ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Jalaqsan is ku hiilis miyaa meesha, women power miyaa.. ok. iska caadi lee waaye, adi kung fu haddaa ciyaartid ana waxaan ciyaa tae kwondo... marka jug jug meeshada lee joog waaye, sheekada. labadiinaba labo faro lee idinku filan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ajaaja xoogbadanaa ninka Maroodi miyaa :confused:

Laba far lee haa???? Annaga Hal lee kuugu dileynaa

 

 

Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Arlee fiirsha sadexdaan digir oo saxanka cidlada ah loogaga tagay!!!Aloo yaa fargeeto idiin soo qaato oo dhexda idinka dalooliyo..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraa Qacdoos....labadaada far aa nagu filan miyaa? hah hah haa...alla ma qosli karo, qarastaan daaco qurun aan ka qaadayaa

 

tuujiye - fargeeto ha lagaa tagoo kuma lahoo? waraa faruuran yahow shib dheh aan ku dhahay furuq haku laaye kuma dhahee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^haye meesha ma inraak bay joogtaa ani maku jiro...i dhaafa dhintana ma idin dhihikareeee

 

 

Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

wiilo adigana furuq iyo fiifoow iyo fooluladii haku dhacdo aamiin dheh..

 

Jalaqsan daaco quran haddu ku hayo misqusha aad noo is soo mataji, anaga hanagu daacsan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this