nuune Posted November 14, 2004 lol Tuujiska, maxaa waaye sidaan, darbi saarkaagi ma hal bacaad lagu lissey buu noqdey lol, ani muggoo idin kuma jiro idinka lee waaye is cuna is liqa is shukulaateeya teesta jineestika ciyaara suxul dharaboow ku dara qoorta isla gala xabadka isku qaraaca sinta isku halgaaada xudunta wiif wiif haka yeerto cajalad mallaay laga sameeyay dhageesta, madaxey ka bannaan minjaheey ka hayhaata waaye...... Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 14, 2004 Garab Tuujiye ninkaan nuune la yiraahdo nin fiican ma'ahan, waxaan umaleynayaa meesha uu ka yimid dadka wey isley jireen caadi yayna ka eheyd. Maxaa yeelay sidii ugu cabaadeynay illaa hadda wax interverance muusan sameynin, marka hadda iyo dan, ama aan heshiino (which is bad) ama aan sii wadno Dagaalka. Garab sxb haddii aan heshiinno sheekada wey xumaanee oo "Shactaradii" oo dhan baa naga dhamaaneyso, and I'm sure this ppl maya qaanaan sida loo shactareeyo, oo meesha dhan marax bay noqoneysaa.........U know what I'm sayina eirght.. Aniga iyo aniga baa u eg inaan nahay Reer Xamar (Muqdisho) meaning waan is af fahmeynaa when it comes teasing. IstacajAb: Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 16, 2004 Maxaa dadki ma foorjada baa ka dhamaatay........ maxaa waaye sidaan :confused: :confused: IstacajAb: Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 17, 2004 mayee waa luuqa cusub la soo gashay topicka... Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 17, 2004 Qac Qaac have some Qaxwo Qaraar will u.......maba kuu bagin adigee............ Mise waxaad rabtaa inaan Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo wali Qaxweysan........... Go figure......... Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 18, 2004 ar booto iga dheh, igaarey ani faraha aan ku dagaalamaa, iyo xaadda iyo timaha, isku level ma nihin... Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted November 18, 2004 ^^ka cabso.....ani ma i taqaanaa horta? kung fu aan nimanka ku ciyaaraa. marka waxba dumarka ha u booteynin. hadii kale bahal sabbaaxad aan kuu dhigaa, markaasaad laf dhabarta ka jabi doontaa. Marka Mr luga baasto ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 19, 2004 Jalaqsan is ku hiilis miyaa meesha, women power miyaa.. ok. iska caadi lee waaye, adi kung fu haddaa ciyaartid ana waxaan ciyaa tae kwondo... marka jug jug meeshada lee joog waaye, sheekada. labadiinaba labo faro lee idinku filan.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 19, 2004 Ajaaja xoogbadanaa ninka Maroodi miyaa :confused: Laba far lee haa???? Annaga Hal lee kuugu dileynaa Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 19, 2004 Arlee fiirsha sadexdaan digir oo saxanka cidlada ah loogaga tagay!!!Aloo yaa fargeeto idiin soo qaato oo dhexda idinka dalooliyo.. wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 19, 2004 Bax Garab Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted November 19, 2004 waraa Qacdoos....labadaada far aa nagu filan miyaa? hah hah haa...alla ma qosli karo, qarastaan daaco qurun aan ka qaadayaa tuujiye - fargeeto ha lagaa tagoo kuma lahoo? waraa faruuran yahow shib dheh aan ku dhahay furuq haku laaye kuma dhahee Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 19, 2004 Adi furuq iyo mid faqiir ah haku afuufo... wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 19, 2004 ^^haye meesha ma inraak bay joogtaa ani maku jiro...i dhaafa dhintana ma idin dhihikareeee Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 20, 2004 wiilo adigana furuq iyo fiifoow iyo fooluladii haku dhacdo aamiin dheh.. Jalaqsan daaco quran haddu ku hayo misqusha aad noo is soo mataji, anaga hanagu daacsan.. Share this post Link to post Share on other sites