Sophist Posted November 18, 2004 Yaa maali jirayeey! bal waa kaase weedh udhiganta "Siiqatul Mubaalaqa" hala keeno. Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted November 18, 2004 Ninyahow carrabigii xerta rabiiciyada yaad la soo shir tagatay e hadaad keento midka nala baray kumaad dhacdeen inaad tiraahdo "yaa maali jirayeey". War ninkii Jamaal ahaa maxuu ku maqanyahay oo uu soo wadaa! Wali ma soo guuxayaa? Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted November 18, 2004 Waxaan ka baqi inuu noqdo Buurtii foolaneysey sanadka ee irba umushey . baashi, soo xeroow ma aan aheyn--saalixi- intaan iman dhulkaan gaalo;; NINKII SAALIX AH AYAA WANAAGA HELEE WALAALAHAYOOW KASOO KACA'E. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 18, 2004 jalaqsan huuno waa saad sheegtey anigu duq maba ihiba, laakin mararka qaarkood baan dhafoorada qabsadaa anoo meelaha mala-awaarayo, waad fahantey baashi iyo sophist, waxad i xasuusiseen barigaan dhigan jirey sarfiga iyo naxwaha plus faraaidhka iyo qawaacidul xadiithka, hal sheekh ayaan ka wada marsan jirey intaas, sarfiga ayaan hadda aad u xasuustaa isagaana ugu jecla haba adkaadee Share this post Link to post Share on other sites
Deysane Posted November 22, 2004 Dad'oow Waa wiil a deysane Dhaheene waa wiil Dugsada daaraha ******* Gacmo Duubnaa Baryahan oo dhayaha wax kadeyaayay'ee Waa Dhool,Bil Da'diisu tahay Boga SOL dhankeeda Afartaasna Dhextaal Ma ooga dhigay Qirasho iyo Baraarujin! Baashi waa Hadal kar Lagu ba'ay ee Tolkeyoow Hala ogaado Jamaalna Kama Liito waa Libaaxkale ee Tolkeyoow hala ogaado Labada Suldaana (So &zoo)Salaan Baan u Saaray ee saasna Hala ogaado Dib haddaan u Bidhaansado, wixii Tolkay hor u dhahay Baashiba Banaanka dhig inuu,Geesi Ka Tagay Dagtan'ee Dadbaa iyana Dusha kamaray inuu,Beeneyaal Ka Dal Doorsada'ee jamaalna wakaa Daamaanka Heysatee, Dhubuqleynta La Dhakafaarsan. Da'deydaay Haddaan La isu Digin,Dunidu waa Dab iyo Holac'ee Waa Dhamac aan Lagu Dhowrin Ninkii dhabta ogayn'ee Deysane iyo Duulkii Daahay ee dib kayimid,Intaan La Dal Dalin'ee Nabad La Darisyihiin,Dagtan Warkeeda u Dhiiba Ma isdhahdeen?. Alla Maxaan Qashin Qoray...Alla Maxaan Gabayga Sharaftiisii Meel ooga Dhacay.....Haye Maxaa La igu Xukumay. anyway,Muhiimadu Tuurasho bey ahay soo maha.Dee ana intaas dhimatay baan indhah intaas isku Qabtay Xuguf soo siiyay. Soo Wada Sheekada. Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 24, 2004 listen i know this is not relating to anything in this topic, but i thought i had to share this with you guys, it brought tears to my eyes...Dear mama asxantu Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted November 24, 2004 Checkmate, walaalkiis aad ayaad ugu mahadsan tahay suugaantan raaxada leh, waad noo raaxeysey. Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 24, 2004 ^^^walaalkiis adigaa iga mudan, anytime asxantu Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted January 17, 2005 Siinka iyo Saadku waa salaw sagaaleede Sixin iyo saruur waa lagu sugaa sararweynta'e Sahan waa loo diraa ninkii samirweyne ah'e Ee Sophistoow maxaa saaka sooddir........# Baashe dhameystir awoowe! Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted January 17, 2005 Sidii sabi tiraabtiyo kalaamkii, saxi aqoon waayey, Ama innan sureer ahoo, amaan sin iyo baar lagu saafay, Ama saancade waayeel ahoo, safaadiyo shidada diidaaye, Dibnahay saaran tahay misana sax ma ahee si kale ku day, Saadku waa dhib badanyahee xarafaan siin aheyn ku sheeg, Heli waayey saakee, murtida noo soo maal Sophiste sxb. Awoowe gabay maant ima hayo...soo ma maqal ninkii yiri Sayidoow gabay aa i haaya Share this post Link to post Share on other sites
Abaadir Posted March 21, 2005 Nimankaan baa gabay dhagtiisa diley. Cantarabaqash iga dheh. Waligiin ma maqasheen ninkii Sayid Maxamed ku yiri gabay baa i haya. ee la yiri gabay. markaas buu gabaygii waxaa uu ka bilaabay ....... Sayidii faraskiisa xaarka aw fardhihaayo. ninkaasu waa xujoobay. Adinkuna maanta waad xujowdeen. Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted March 26, 2005 ^^Ilaahayow hadaan ku fahmay maxaa i tiraahdaa! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 26, 2005 sxb ma anigaa mooday mise baryahaan fahankii baa kuugu yaraa,,,,just kiding huuno... sALaAma kA dhEh:....... Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted January 9, 2007 Xiinoow rag lama xasdee Xaakim baad tahaye, Xilkas baad tihiyo tooshka xaaliga'e Xirfadaadu waa ta naxli nagu beerin, Naasilo iyo Xaqba waa taqaan waa iga Xanaane* EE ha Xuurtoobin ileen magac laga miiskiin maahee. *Xanaan waa Alaah. Share this post Link to post Share on other sites