Passion_4_Fashion Posted November 15, 2004 waxaan ka yaabay magaca qallafsan eey u bixiyeen sectionkaan J_11 fidno kaa sii jeedo aad soo jeedsatay ilaah ha kula garab galo Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 15, 2004 LEEZIGAAL, waa ku jecelnahay dhammaanteen diid ama ha diidin. Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 16, 2004 yabaaal baa.....yabaaal baa...yabaaal baa laba es jicil..kala yaaaciyeee..kala yaaaciyeee..dhish dhax.. Gabadho horta maxay ka cadhootay? Ma en odey lagu sheegay? Cajiib! Malin walba odey ba la ego sheega anoon bakoorad ama comaamad xidhan..es daji huuno malab..la tawarwir wala ta nax nax bu ku yedhi NGONGE dhagacas. Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted November 16, 2004 garab tuujiye, lazie girl markeey waxaad qortay aqriso yaa kuu maqan oo kaa celin doona toloow? amuuraha allah kuu fududeeyo, geesi aadba iska dhigtayee... J-11 anigunah islaamaha aad sheegeeyso aan kasoo hor jeeda. Ameenah iyo kooxdeeda hadii eey islaamaha ka tirsan yihiin ayaka eey u taalaa, laakikinse inteena kale habar nimo ha nagu tilmaamin Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted November 16, 2004 doesn't dood have a negative connotation in its original form :confused: (I know dood wanaag is debate-but I like CAMEL-MILK debate title..was very authentic and unique by just being "CAMEL-MILK"). Ma'salaama. Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted November 28, 2004 aniga waxba kama qabi inaan islamaha iska tiriyo...waxaa habboon ina runta la iska sheego mahan....kuma jiri islamahaan oo kasoo hor jeedaan oona rabaan iney is yareysiiyaan islaan nimada baawa fiican, intaan iin kala tiriyo, ayaan qofkiina jiiq ii dhahoo afka ku dhufan..."qof kaa weeyn sidee saas ula hadli kartaa" camal marka yaa dood ka qabo...(tusbaxeygii wuu i ag yaala...) Share this post Link to post Share on other sites