Sign in to follow this  
Paragon

Welcome to Dood-Wanaag Section

Recommended Posts

Paragon   

Soo dhowaada odayaasha [edit] iyo islaamaha[end edit]. Waxaad sugtaanba, waa yimi af-soomaali section. Meeye odayaashii iyo dhallintii afka hooyo aadka u jeclaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Haaa; sax; fiican; aad eyo aad; boqolka eyo boqol;alxamduliallah ; ellahi mahadi; bash bash eyo xooga barwaqo; waa jaam jaam, naam naam eyo dhac dhac; kheer; heedh sare; bariga dhixe; nac nac; wareer; dhibaato; qaxar; maseebo; abaar; cantar baqash; ega tag; wax walan; af somali ku hadal; kuman fahmin; ma garatay; kugu xiinte; bax; kaalay; eska tag; waa la edin salaamay; qofac; hargab; madax xanuun; kineen; dawo; dakhtar; wadaad; quran ku akhrista; sax; maya; ma ogi; kuma? tuma? meya? waaa beenta! korsi ka dhac; god ku kuf; dhaqax liq; qalin jabi; qodax ku joogso; indha beel; ka leexo; ku so noqo; ka leexo; la wareeg; bood bood; fadhi; kac; fadhi; xaggan; xagga; xagay; xagaxag; dhulka la dhac; xabxab; tufax! meeshan; waa heedh sare; somali; ega mo hadhin; ela taliya; wa la edin wada salaamay; hadalki; woo dhamaday; meeshan; waan kabaxay; niicaygee; baa farabatay; akhyarta; yanay cadhoon; af somaliga; o ma leh aqoon; entaan haystay wan tufay; enta kale na wan ediin daayaay; laakin waxan edin ka codsaday; en aad afka no jilcisaan.

 

(afafka kale meeshan maya lago hadli kara? wallahi waan xiiqay) :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soo dhowaada odayaasha. Waxaad sugtaanba, waa yimi af-soomaali section. Meeye odayaashii iyo dhallintii afka hooyo aadka u jeclaa?

Nin Yahow, isku noqo ^^. Mabba umaleynaayo inaad waxaad qoreyso aad aqrisid intaadan soo send gareen.

 

"ODAYAASHA" Haddaba odayaashiina oo SomaliaOnline joogo maa somali jecel, ooo maxa dumarkii iyo dadka age-groupka ahaa aad cod u siinweyday, moderator aa isku sheegee?

 

Maxaa kugu kelifay inaad wax aqli gal aheyn inaad qorto,isku noqo nin yahow.

 

Dadka aad kalasaareysis iska daa, waa wixii somaliya burburiyay, waligeedna majoogsaneyso intaa dadka sida camalka ah ay kunool yihiin aduunkaan.

 

 

PS:Aamino, aad iyo aad ayaan ku qosley post-kaaga, aniga maba ka filaneynin inaad odayaasha ka mid aheyd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^^^ :D Muraan doon iyo nus.. icon_razz.gif

 

Horta marka hore.. qaybtaan baryahanba waan sugayey..

 

Jamaal11 wuxuu qoreyna anigu 'dhalinta afka hooyo jecel' ayaan shekaada ka raacey. Waxan u malaynayaa in uu ahaa an oversight on Jamaals part.

 

Laakinse, hadaad adigu rabtid inaad hadal ka keentid, waa xaal labadiina idinka dhaxeeya ..... :Dicon_razz.gif

 

 

p.s

<-- loves your somaali.

 

lol@ Ngonge... 'deg cas waaxid' icon_razz.gif

 

This is the place to expand ypur vocabulary...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^ Aad baad u mahadsantahay Aaminaay.

 

Originally posted by LayZieGirl:

quote:Soo dhowaada odayaasha. Waxaad sugtaanba, waa yimi af-soomaali section. Meeye odayaashii iyo dhallintii afka hooyo aadka u jeclaa?

Nin Yahow, isku noqo ^^. Mabba umaleynaayo inaad waxaad qoreyso aad aqrisid intaadan soo send gareen.

 

"ODAYAASHA" Haddaba odayaashiina oo SomaliaOnline joogo maa somali jecel, ooo maxa dumarkii iyo dadka age-groupka ahaa aad cod u siinweyday, moderator aa isku sheegee?

 

Maxaa kugu kelifay inaad wax aqli gal aheyn inaad qorto,isku noqo nin yahow.

 

Dadka aad kalasaareysis iska daa, waa wixii somaliya burburiyay, waligeedna majoogsaneyso intaa dadka sida camalka ah ay kunool yihiin aduunkaan.
Lol@Lazy, walaashiis, waligeedba waa la iska heli jirey, ee hadaad iga heshey, ii sheeg nooh ;) , intaad muran aan meesha ku jirin keeni leheed. Hadii kale, buufus maa ku soo haayo abaayo? Seey wax u jiraan macaanto, mise 'dumarka xag-jira ee mayalka adag' ayaad ku biirtey?

 

FG: Waxaan jaceyl ahayn ma yaal qaybtan cusub ee 'Dood-wanaag'. Magaca 'Dood-wanaag' yuusan ku khaldin walaal smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waligaa ma istiri, waxa aan qoraayo kor ayaan u aqrinaa haddaan jamaal 11 ahay?(indhahaada iyo dhagahaada aad ayuu u furmilahaa)

 

Jamaal, haddii ee run kaa tahay, oo aniga muron doonaayo, maxaa kugu kalifay inaad *EDIT* kusameysid waxa aad horey usoo qortay markaad post-tigeyga aqrisay hadaaye, mase waxaad isku maleysaaa mr.qoslaayo?

 

Lol@Lazy, walaashiis, waligeedba waa la iska heli jirey, ee hadaad iga heshey, ii sheeg nooh , intaad muran aan meesha ku jirin keeni leheed.

Hadduu theory-gaan oo kor kusooqortay^^ oo macquul kula yahay, dad badan oo forumka jooga oo runta wajigooda mar hore kasaarey xataa waan ka helay aan umaleynaa.

 

Hell aa fariisgoomaayo maalintii aan qof meeshaan kahelo, adigaba iska daa.

 

"Magaca 'Dood-wanaag'" haga cabsan inuu i khaldo, ee ka fikir your precious odayaashaada.

 

 

PS:"Muraan doon iyo nus.. "

Ameenah, haddaad rabtid in lagugu waco or be labelled as "odayaasha" waa tal oo adiga kuutaasho.(shaqadeyda ma ahan waxaas, imisa waa wax lagu qoslo)

 

Adoo dumar ah, haddaad dooneyso in dumar nimadaada lasheegin, oo umaleyneysid iney murin tahay, waa inaad orodaa oo miraayada isku soo fiirisaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Aniga Doodaan maba u bagin ee Maxaan ka doodnaa amaba aan ka doodeynaa walaalayaan? :confused: Haya hala bilaabo dood wagaansan aniga waan ku jiraa :D

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Koley duqii ugu weynaa waa kan :cool:

 

Ii tilmaan qolooyinkan Sujui, dhag-cas, ciyaal macno maleh, groupo di benna, fish-n-chips, iyo giddi inta ciyaalka xaafada ah bal aan dadka ka aqoonsadee :D

 

Jamaal iyo Aamina maxaa LazyGirl afka loo goostey? Ma waxaan ragga yaan gaar loo tilmaamin ee dumarkana ha la xuso aheyn bey tiri? Idinkiibaaba dadka muran qaniinsiinaya dee icon_razz.gif Laftigeyga waxaan damcay inaan iraahdo welcome dood wanaag section-ta isma raacdee kala daaya misana lafaheygaan u baqay :D

 

FG: Shaqo fiican baad heysaan Jamaal iyo dood-qeybiyayaasha kale. Waxaad ka garataan tirada halkan soo booqata ee shanta boqol kor u dhaaftey. Hadaad Nur u garateen meeshii uu mudnaa asaad Af-Soomaaliga qeyb u gaar ah aad sameeyseen waxaan hubaa inaad meesha aad higsaneysaan aad gaari doontaa. Bravo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^^lol. Fuley icon_razz.gif

 

Jamaal iyo Aamina maxaa LazyGirl afka loo goostey?

LOl! Lazygirl yadaaba xiireysee.. yaa afka ka goostey.

 

 

Lazygirl,

Waxaan ku odhan lahaa hadalkaygii dib ugu noqo. Laakin macna maleh. Waa runtaa. Fariid, ninka iska celi. :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lool@Baashi

 

Sxb, wakukaa hadee. Ku soo dhowoow doodda iyo xifaaltanka. Sxb inanta lazygirl ah, si khalad ah ayeey u qaadatey hilmaankeyga. Cidna afka ma goosan. Waxaanba ku faraxsanahay in aan af-somali ku wada sheekeysaneyno.

 

Ameenah lol - Iga raalli noqo in aan 'Odayaasha' kugu darey. Xiisaha weyn ee aan qaybtan u qabey ayaa i hilmaansiiyey in aan dumarka soo magac-qaado. Balse mar hadaan qoraalkeeygii hore ku daray 'islaamaha', waxaan filayaa in laiga cafiyo dunuubta waaweyn ee aan dumarka ka galey! smile.gif

 

Lazy, Walaashiis. Kaftanka halkiisii ha nooga sii socdo. Horta, mahadsanid mar hadaad ii sheegtay in aan rag-keliya ka hadlay. Isla markiiba waxaan qoraalkeygii ku kordhiyey 'Islamaha' taasaana editka keentey. Halka aad adiga xumaan (negatively) ugu qaadatey hilmaankeyga, Ameenahna si samaan ah ayey iigu sheegtay. Marka walaashiis, ma wanaagsana in dadku ay qoorta isasurnaadaan goor weliba, ee waxaa fiican in la soo debco - xanaaqqa saaidka ahna la iska yareeyo. Weli wax aanan kaftan ka ahayn kumaanan dhihin, ee is deji fadlan. Wax laga wada murmo meesha ma yaallaane smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jamaal, waxaa ka fiicneed inaad dhahdid 'lazy waa runtaa oo waxaad soo jeedisay waa hadal qiima iyo macna leh, laakin waxaad go asantay inaad qosol iyo joke macna la';aan ah aad soo geliso...etc etc(and on the side aad edit kusameysid)

 

Hadaba waa iska caadiyo ragga somaliyeed waa lagu yaqanaa ineey admit gareen qaladkooda, adiga ma ugu horeysid. icon_razz.gif

 

 

PS:...waxaad xanaaq u aragto, aniga waxan u arkaa opinion aad iyo aad strong u ah. Laakinse, haddii dumar walba oo wax sax kuhadasho ay xanaaqsan tahay, adiga ii farax sanow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LAzie Girl..adi saan maxaa iigu galee, Jamaal xaguu naga soo galayna? Xaafada falstaff maku balansaneynoo aniga iyo adiga..Sedexda building aga gaarkooda waqtiga galabta casarka kala gadoonka?...J11 iska daa yaaqee qalbi dilac ha igu ridinee..lol..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Oday Baashe adeer ninkaan J11 maa iga celisid oo u sheegtid in aan aniga aheyn oday!..u sheeg in aan ahay dhalin yaro cireysatay oona cibaadeysan....

 

Asaga iyo maama aamina, si ee isku yareeyan daradeed oona da'da qolkaan u yareeyaan, Thread koo

 

FOORJO la dhaho ee meeshaan kusoo dareen...

Ingariis jajab ah iyo somali lakaseen uu ku qoran yahay....

 

iga celin duqooshinkaan adeer baashe...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this