AYOUB Posted November 1, 2006 Gaashamo waxay noqtay Xarun cilmiga loo so doonto waxana aradaydu ka yimaadan Aw- Bare , Jigjiga, Wardheer, Xarshin, hadana aradyada deeganka ayaa badan tiro ahaan ayuu yidhi Maamuluhu. Muuqalka Qayb kamid ah Dugsiga Banaano Boarding School Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 1, 2006 Mashalah. Gaashaamo is within Ethiopia (Zone 5) right? Ilaahay ha u siyaadiyo. They are doing great. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 10, 2006 ^^Aamiin to that. Gaashaamo is indeed in K5. Here's another new school in Burco. "Fikirada Dugsigan waxan waday in ku dhaw toban sano waxana ay noo suuro gashay in 4/4/2004 la dhigo dhagixii u horeeyay Dhismaha Dugsiga, markaanu Dad Ehlu kheyr ah iska kaashanay dhismihiisa waxaana uu dhismaha Dugsigu ka kooban yahay Toban Class oo Waxbarasho, Hoolalkii Hurdada, Hoolki Cuntada, Kijinkii cuntada, meel ah Kofateeriya iyo Macmacaanle, Garoonkii kubada iyo Xafiisyadii waxa kale oo Dugsigu leeyahay Gaadid u gaara. Qaybtan Hooyga ah waxa aanu hada ku bilownay 80 Arday, Maamuluhu waxa uu sheegay in aan Ardayda Dugsiga dhigataa aanay ahayeen oo kaliya Reer Burco balse Dugsiga looga yimi Magaaloyinka Laascanood, Ceerigabo, Hargeysa,iyo meelo kalaba. http://www.togdheernews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 4, 2006 ^Masha Allah,May Allah make them successful and make it easier for their pursue of education. I lived in Gaashamo as well Maholin for sometime during the civil wars. At the time there were few schools there,but they weren't as good looking as this one,however,the education level as well as the motivation and determination of teh students was very high,I am glad they finally gotten something that could satisfy their needs...Wish them the best and more of its kind to come Insha Allah. As for Ayoub,thanks for the link son of Shiekh ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 5, 2009 ayoub sxb have you got those pictures saved ? i can't see them here can you send me sxb? Quote Share this post Link to post Share on other sites