Kulan Posted November 22, 2002 sanadahan danbe waxaa socda heerar kaladuwan waa xaga gabdhahe gar ahaan kawa guurdoonka ah way adeegsan dhaqamo kalduwan ok somalide markii hore waaay ahay dad isku dhaqan ah lakiin waxaa hada jira dad ismaan dhafsan waayo waxaa iskursanay labo kala dhaqan ah wiil ku dhaqan ah america iyo gabar ku dhaqan ah khaliijka sideey u heshiinkaraan ?dadku haday isku dhaqan aheen waay kaladagayaan hadana waxaa intaa usii dheer gabdhaha qiyaamo war gaabdha somaliyeed maxay ku diiden in ay wilalka somaliyeed in kursadaan waxaa jiro gabdho badan oo gurdsay ajanabi kalduwan haduu maanta wiil somli ah uu ku dhowh wan ku jeclahay waxaay u adeegsanysaa lug oyo lakiin ahdii uu nin jamecan ah uu dhoho wan ku jeclahay wayracaysaa hadaba gabdha aan weydiiye maxaa ku kalifay in ay gursadaan dadka shisheeye?ma waxay wayeen wiil gayangoda ah somali ah?haday joogan dhulal shisheye maxay u iloobaan wadnkooda hooyo walaal dhib ayaan lo fhmin waxaan kahadlay wax yabo aan arkay arintana shaqsi kuma socodo gabduhu yey qala iga fahmin hadii ay ufhmaana ha igraali noqdaan,kulan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kulan Posted November 22, 2002 talo ayaan rabaa walayaal waxaan jeclahay gabar gabadhiina waxay itiri waxba kulamawado jacaylkeena lugday ku dhufaday ana kama samri karo marka waxaan rabaa in talo la iga siiyo waayo talo makeeni karo lakiin dadweynaha ayaan karabaa in ay iladaliyaa :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 25, 2002 u r the only solution. main points: BIG TASK you like her she doesn't like you solutions: find out why she doesn't like you then try to see if u made something wrong with her like not giving her a lift during a ride RAMADAAN KARIIM Quote Share this post Link to post Share on other sites