Juje Posted July 5, 2009 Dowladda KMG oo soo bandhigay Maxaabiis ay dagaalada kaga soo qabatay dhinaca Xoogaga Mucaaradka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku soo bandhigtay Aqalka Madaxtooyada Maxaabiis ay ku soo qabatay dagaaladii dhowaan ka dhacay W/Muqdisho kuwaasoo ka tirsanaa Xoogaga Mucaaradka. Maxaabiistan oo ahaa dhalinyaro da'yar oo ay ka muuqdeen dhaawacyo yar yar ayaa Saraakiisha Dowladda ee soo bandhigay waxay sheegeen inay ka kala tirsanayeen Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakada Alshabaab ee midowga ku ah dagaalada. Taliye kuxigeenka Ciidamada Daraawiishta Dowladda ee dhowaan la dhisay Sheekh Afrax Cali Afrax ayaa sheegay in Maxaabiistan ay yihiin ilaa shan maxbuus oo ka soo qab qabteen shalay Isgoyska H/wadaag halka qaarna ay ka soo qabteen Kaaraan. Sidoo kale mid ka mid ah Maxaabiistaas ayaa saxaafada u sheegay inuu ka tirsan yahay Ururka Xisbul Islaam isla markaana dagaalada lagu soo qabtay waxaana uu cadeeyay in si wanaagsan loola dhaqmay oo ay Islaanimo ku jirto. Maxaabiistan ayaa noqoneysa kuwii u horeeyay ee ay soo bandhigto Dowladda waxaana jirin ilaa iyo hada war ka soo baxay Xoogaga Mucaaradka oo beeninaya rasmi ahaanshaha Maxaabiistan. According to government intelligence this children were forcefully recruited by Al-Shabaab from the regions near and about Kismayo. There are thousands like them fighting for Shabaab and Co. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted July 5, 2009 al-mujahidiin ==> al-moor.yaandiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 5, 2009 A brainwashed bomb strapped gun waving child is very very dangerouse, no fear, no responsibily, no consiquace reflection. Its more dangerouse than the nuclear bomb and these groups are milking the opportunity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted July 5, 2009 yeah, diin bey u halgamayaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites