Meiji Posted June 5, 2009 It was yesterday when a young man was snatched by the religious pretenders of Xisbi Islam/Alshabab and was slaughtered then burned his body. shalay ayaa ugu dambeysay wiil xaafidul-qur’aan ah oo hurdo ka soo kacay ayay qabteen, markaas ayay inta qowraceen oo ay basiin ku shubeen meydkiisa ayay gubeen Today the religious pretenders of Xisbi Islam declared muslim people as ''Gaalo, who should be murdered'' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted June 5, 2009 Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo dhiigoduna wuu banaan yahay" Afhayeenka xisbul islaam Xasan Mahdi ayaa isagoo kula hadlayay ciidamdaasi isgoyska fagax ayaa waxa uu ku tilmaamay dadka ku dhaqan waqooyiga muqdisho dad gaalo ah isagoona sheegay in dhiigoodu banaan yahay. Warkan oo laga helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Mahdi uu qudbad xasaasi ah u jeedinaayay ciidamadiisa ku sugan isgoyska fagax waxaana uu sheegay in dhalinyarada joogta aagaasi hadii ay dagaalka diidaan ay la dili karo. Warka waxa uu intaa ku daray in shiikhu uu ku andacooday in dagaalka ay kula jiraan ciidaada dowlada uu yahay mid xaq ah islamarkaana loo baahan yahay in dadka oo dhan ay ka qeyb qataan. Lakiin lama oga sababta ka danbeysay in Sheekh Xasan Mahdi uu ku tilmaamo dadka ku dhaqan waqooyiga muqdihso inay yihiin dad gaalo isagoona baneeyay dhiigooda, taasoo keeni karta in dad badan uu shaki weyn galo. Arimahan ayaa imaaday ka dib markii kooxahamucaaradka oo maalmihii dhawaa iyga iyo dowlada uu ka dhexeeyay is jiid jiid ah inay san dhul kala qabsan waxaana weli socda dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya labada dhinaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted June 5, 2009 Madaxweyne Shariif "Ilaa kan noogu dambeeyo inta uu ka dhimanyo waa la dagaalameynaa" Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u weeraray siyaasada Kooxaha Islaamiyiinta ee Dowladdiisa sida weyn uga soo horjeeda, isagoona sheegay in Kooxaha ka soo horjeeda Dowladdiisa ay u dagaallamayaan wax aanan aheyn Diinta Islaamka. Isagoo ka hadlayay kulan uu maanta Aqalka Madaxtooyada kula qaatay Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa sheegay inuu aqoon fiican u leeyahay saraakiisha horkaceysa Kooxaha ka soo horjeeda Dowladdiisa, isagoona ku tilmaamay kuwo aan ku jirin nin Kitaab kala fura oo ka soo bixi kara sida loo gaba gabeysto marka la waayo biyo lagu weysa qaato la waayo. "Idinkaa ah Culumadii, ma Diin baa lagu socdaa, xataa waxaa jira koox yar oo iyagu isu heysta inay Diin ku dhaqmayaan , kuwa kalena ay gaalo u yihiin, wax walba oo ay sameeyaan waa kuwo ka soo horjeeda Diinta Islaamka, Diinta Islaamka ma waxay qabtaa in qof muslim ah dhiiggiisa la daadiyo, shalay ayaa ugu dambeysay wiil xaafidul-qur’aan ah oo hurdo ka soo kacay ayay qabteen, markaas ayay inta qowraceen oo ay basiin ku shubeen meydkiisa ayay gubeen, billaahi caleykum ma waxaas ayaa Diin Islaam qabtaa"ayuu si kulul u yiri Madaxweyne Shariif. jowhar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Recovering-Romantics Posted June 5, 2009 This idea of calling a whole community "gaalo" for political reasoning while using religion as the weapon of choice, not only shows the fraudulent nature of these anarchists but also risks back-firing. Allahu Naxareesto to the mutilated man. God is the best of judges. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted June 5, 2009 Oh my lord, the Eritreans have admitted sending troops to Somalia, and they're even shelling Muqdisho society. Meanwhile, the religious pretenders are killing and raping civilians http://www.somaliaon line.com/ubb/ultimat ebb.php?/topic/9/187 95. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Recovering-Romantics Posted June 5, 2009 Originally posted by Fabregas: Oh my lord, the Eritreans have admitted sending troops to Somalia, and they're even shelling Muqdisho society . Meanwhile, the religious pretenders are killing and raping civilians http://www.somaliaon line.com/ubb/ultimat ebb.php?/topic/9/187 95 . I don't know if you listened to the BBC Somali Service yesterday, but the spokesman for Ahlu Sunnah blamed those killings on Al Shabab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted June 5, 2009 Can you not see that what you are posting here is clan propaganda? I am not sure whether you can not read between the lines or whether you think that the goal justies the mean. Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo dhiigoduna wuu banaan yahay" That sentence says it all. What you posted here is nothing short of clan propaganda in a 'religious' packaging. Is this what the supporters of the TFG and Sharif are resorting to today? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 5, 2009 Clan is everything and has always been in Muqdishu get over it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Recovering-Romantics Posted June 5, 2009 Originally posted by me: Can you not see that what you are posting here is clan propaganda? I am not sure whether you can not read between the lines or whether you think that the goal justies the mean. Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo dhiigoduna wuu banaan yahay" That sentence says it all. What you posted here is nothing short of clan propaganda in a 'religious' packaging. Is this what the supporters of the TFG and Sharif are resorting to today? Bro, let's hope that this story is not true. The last thing Mogadishu and Somalia need is descent back to the clan-warfare of the 90s. Quote Share this post Link to post Share on other sites