Jacaylbaro Posted August 31, 2009 Gudoomiyaha Maamulka Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa goordhow waxaa uu sheegay in uu Maamulkiisu uu isaga baxay ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya. Gudoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan ee ku biiray dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macoow oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa waxaa uu sheegay in maamulkiisu uu isaga baxay ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in sababta ka dambaysa in ay isaga baxaan dowladda ay ugu weyntahay wada shaqeyn la'aan soo kala dhexgashay iyaga iyo dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Sheekh Shariif. Sheekh C/raxmaan ayaa tilmaamay in uu in mudo ah ku sugnaa Magaalada Muqdisho islamarkaana uusan Madaxda dowladda kala kulmin waxyaabo raali gareaya islamarkaana dan u ah bulshada gobolka Hiiraan. Mar wax laga weydiiyay in uu wax ka ogyahay soo galida Ciidamada Ethiopia ee gobolkaasi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamadaasi Ethiopianka ay soo galeen gobolka Hiiraan intii uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho,waxaana uu tilmaamay in xiligii uu dib ugu laabtay gobolka Hiiraan uu ka war helay joogitaanka ciidamada Ethiopia. Waxaa uu raali gareyn ka bixiyay Falkii dhaca iyo dilka ahaa ee Ciidamada dowladda ay maalin ka hor ka geysteen Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta goboka Hiiraan,waxaana xiligii uu shikaasi jaraa'id qabanayay garab fadhiyay Gudoomiyaha Odayasha Dhaqanka ee gobolka Hiiraan, Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan oo horay ugu biiray dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in aayaha gobolkaasi Hiiraan uu u yaala dadka reer Hiiraan iyo Jaaliyadaha gobolkaasi ee ku dhaqan dalka dibadiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 31, 2009 People like him should be hanged! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted August 31, 2009 People like him should be hanged! ma kaligiisaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 31, 2009 The guy was in Xamar untill recently , collected the wages for the government soldiers in Hiiraan. Once he gets there he resigns. So much for his resignation, I dont think it carries that much weight or importance with the TFG - that is his choice - but whatever the case he must hand over the 'money' now that soldiers already know he collected their wages from the Central government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted August 31, 2009 ^^^ LOL @ " he must hand over the 'money' now " Lacagtaas meeshey martid Ilaah kuma mariyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 31, 2009 lool. Lacagtaasi tagtay Juujoow. Soo noqosho ma leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 31, 2009 I dont think it carries that much weight or importance with the TFG TFG is DONE! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted August 31, 2009 collected the wages for the government soldiers in Hiiraan. juje lacagta markii lo dhiibayay ma la joogtay mise Eng. Yariisoow baa u dhiibay illeen isgaa wasiirka LCAGTA laga dhigaye ... mis weli laftigiisu gacanta wax kuma dhigin adiga wax ma kaa soo gaareen? :rolleyes: ilaahoow somali u naxariiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 31, 2009 Originally posted by Cige: ilaahoow somali u naxariiso Amiin..! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 31, 2009 Originally posted by Che -Guevara: quote: I dont think it carries that much weight or importance with the TFG TFG is DONE! Nope , on the contrary it is becoming more stronger and affirmative. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 31, 2009 Ninkaan isbedbedel badanaa...Mar Waa guddoomiye Hiiraan, mar waa is casilayaa, mar dowladdaan metelaa buu leeyahay, mar waa ka baxay buu leeyahay and that is all within a month...iskoorkii isbedbedelka siyaasadda Soomaalida ayuuba jebiyey kani... Anigu sideedaba waan la yaabanahay dowlad iyo maxkamado is feer ordaya...it should either be dowlad or maxkamad...maxaa ninkaan sidii kuwii Xamar joogey loogu hindisay isaga iyo ciidamadiisa loo dhihi waayey iyagana Daraawiishta?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted August 31, 2009 War dadkaan meel loo raaco maleh waaba wareer lugaleh marna sii socdo marna soo socdo. Lagamaba yaabo in ay hal go'aan ku adkeystaan amaba ha xumaado amaba ha wanaagsanado go'aankas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cirbixiyeen Posted August 31, 2009 it greet idia to quit TFG , Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 31, 2009 Oh yeah! another left hook blow for the tfg puppets. And this happening when the axmaars invaded hiiraan. A coincidence! I dont think so. Looks like sharif boy pulled the wrong move here. Keep doing it puppet head. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted August 31, 2009 The Governor said that his administration took the decision after it became apparent to him that the region’s power has gradually been transferred to Mogadishu and decision important to the region are being made in Mogadishu. He cited as an example the two times Ethiopian troops invaded Beledweyne city, the regional headquarters, which he said came at the request of Mogadishu and not his administration http://www.hiiraan.c om/news2/2009/Aug/hi iraan_governor_decla res_independence_fro m_the_central_govern ment.aspx If its true, good decision. No collaboration with Habashi! Quote Share this post Link to post Share on other sites