Che -Guevara Posted November 30, 2007 Oodweyne..I'm happy for you that you feel lucky. Again with the Faan, but carry on old man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 30, 2007 Ka dib markii ay Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] ay weerarka ku soo qaadeen gobolka Sool ayaa waxaa soo badanayey Bililiqada ay ka geysteen magaalada Laascanood waxayna qaateen Alaabo badan oo isugu jira Ducument iyo Alaabada Guryaha,waxaana ka mid ahaa Alaabada ay qaateen 500 Boqol oo ah Baasaboorka Cusub ee Somaliya ka dib markii ay jabsadeen Xafiiskii Socdaal iyo Baasaboorada Magaalada Laascanood. Magaalada Burco ayaa maalmahan waxaa ka taagnaa is qabqabsi kaas oo maanta gaaray heer la isu qaado gacan,waxaana la isku haystaa Baasabooradii sidi loo kala qeyb sanlahaa madaama la joojiyey Baasaborkii hore ee Somalia. Beesha Habar jelco ayaa ku doodaysa in ay iyagu Xaq u leeyihiin in ay qaataan 500 Boqol ee baasaboor madaama ay iyagu yihiin cida soo biliqiqaysatay,arinkaa ayaa waxaa diidan maamulka Riyaale oo iyagu raba in ay qaataan madaama laga joojiyey Baasaboorkii hore ee somalia oo ay ku dhoofi jireen. Dhinaca kale mar aan maanta la hadalnay Ahmed Ashkir oo ah Madaxa Socdaalka Safaarada ku taala magaalada Adis ababa ayaa noo xaqiijiyey il la joojin doono Baasabooradaa laga bililiqeystay magaalada Laascanood wuxuuna yiri Baasabooradanu waa Computereysi waana fududahay sida loo joojin karo Arinka ayaa dhabar ku noqondoona Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] Boocame Online News!!! Laascaanod Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted December 1, 2007 @^^ "Hebel" cinjirkii baa ka booday baan maqli jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2007 ,,,, Me, why don't you post this in the jokes section ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted December 1, 2007 ^Thats the news...take it how you want it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2007 Alaylehe cinjirkii baa kaa booday Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted December 1, 2007 As usual you try to go against the messenger and not the message You have no comment on the article, why because its true. The question we should ask ourselves is, why have the militia's looted the new passport? Is it that valuable in the secessionist enclave? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted December 1, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Alaylehe cinjirkii baa kaa booday Fudhug!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2007 hahahaha ,,,, Passport ba muu oolin LA baa lagaa yidhi mr. me ,,,, caddaynta la kaalay Quote Share this post Link to post Share on other sites