A_Khadar Posted September 28, 2010 Iyadoo ay dadweynaha Soomaaliyeed isha ku hayaan cidda uu u xulan doono Shiikh Shariif Shiikh Axmed booskii uu baneeyey Cumar C/rashiid ayaa waxaa ay Aasiya Faarax Xasan oo ah aqoonyahanad soomaaliyeed kuna Nool dalka Jarmalka ay si rasmiya u shaacisey in ay u Sharaxantahay Raysal Wasaaraha Soomaliya. Aasiya Farax oo noqonaysa Gabadhii ugu horeysey ee Soomaaliyeed iskuna sharaxda Jagada Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa mar ay ka hadleysey arimaha ku dhaliyey in ay Xilkaas u Orodo ayaa waxaa ay tidhi” Kadib markii aan arkay dhibaatooyinka badan ee ka taagan Somalia waxaan garwaaqsaday inaan wax ka bedeli karo, xirfad iyo aqoona ku biirin karo bulshada soomaliyeed. “Waxaan aqoon dheeraada u leeyahay xidhiidhka EU iyo isku xidhka caalamiga. Taas oo ii suurto gelin karta inaan noqdo buundo isku xidha Europe iyo Somalia, kana shaqeeyo sidii loo baabi`in lahaa khaladka badan ee europe ka fahamtay ummada soomaliyeed. Aasiya waxaa ay Dugsiga hoose ee Xaawo Taako (Muqdisho)waxaa ay Sanadkii 1983 u guurtey wadanka Jarmalka, iyadoo halkaas waxbarashadeedii ka sii watay,waxaanna ay Dugsiga dhexe iyo kan sareba kaga baxdey Berlin – Germany (Dugsiga dhexe 44.Oberschule,Berlin-Lichtenberg) Dugsiga Sare Paul Österreich Berlin-Weissensee. Waxay Jaamacada ka gashey isla dalkaas: Technische Universität Berlin TU.waxaana ay ka qaadatey Shahaadada Master digree: Poltical science iyo Social Pedagogy. Waxay ka soo shaqaysey Wasaarada arimaha debeda ee Jarmalka qaybta xidhiidhka caalamiga iyo Jaamcada Berlin TU, waxayna masuul ka ahayd qaybta xidhiidhka caalamka sadexaad, iyadoo haatana ka shaqeysa Wasaarada Cadaalada ee Germany, qaybta arimaha bulshada…. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 28, 2010 ^^^lol: Half the Parliment would walk out. Dont you know these men are very religious and dont belive in mingling with women? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2010 Aasiya waa qoloma? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2010 ^^ wa reer ssc lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2010 Xaji, ssc waa dawlad calan leh. Ku noqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted September 28, 2010 Xaji first, how you know she is from ssc? You answer will probably be. dee khadar posted. xanuukaad qabtid dartii waxaaad ubaahantahay Kacaameyn cusub adoo dadaasa. From xine diina waata islaamka dowladna waa ssc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2010 Xaajigu wuu kaftamayaa. U daji! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 28, 2010 lol...aan aragno waxa aasiya ka soo gaara jago sidaan maqlayo 88 qof u xusul-duubayaan inay qabtaan....lol 87 kale oo rag ah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2010 Yaa oogu tun weyn, Asli ma u vote garayn lahayd Abwaanow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted September 28, 2010 Xaajigu dantiisa ayaan wadaa. kacaameyntii hore markuu yaraa haday daweynweday, kacaameyn kale ayuu ubaahanyahay. miyayna kula ahayn. sadex cashar oo dhaanto ah waxbay utarilahayd. Back topic Every candidate born to moqdisho so far, is that part of qualification? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted September 28, 2010 yaa ugutunweyn? puntland said: Shariif, xulufana waan ahayn anagana waxba namadhaafaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 28, 2010 Originally posted by Duufaan: Xaji first, how you know she is from ssc? You answer will probably be. dee khadar posted. xanuukaad qabtid dartii waxaaad ubaahantahay Kacaameyn cusub adoo dadaasa. From xine diina waata islaamka dowladna waa ssc u got him.. I copied that news from the General section posted by brother Sayid-Somal. No idea who she is, but i would support since all those men held this position never made any progress.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 28, 2010 Originally posted by Abwaan: lol...aan aragno waxa aasiya ka soo gaara jago sidaan maqlayo 88 qof u xusul-duubayaan inay qabtaan....lol 87 kale oo rag ah... She is unique out of the 88, she is women. It's their time to have them test and see if the can do better than men.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2010 @Dufaan. War ninku ssc buu soo caan bixinayaa. kaftana way ka ahayd. Xanuun iyo kacaameyn inaad ku sheegto dan iyo dow midna uma aha. Seefta galka ku cesho. That said, Asli ma u codayn lahayd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted September 28, 2010 F She will not make it, aleast this time and I am not shariif supporter. he is more a imformer type, than a polition. Listen her on radio Boston www.ceegaag.com she is maybe from ssc after all. Quote Share this post Link to post Share on other sites