Jacaylbaro Posted January 29, 2008 Axmed Siilaanyo Oo Markii U Horeysay Magacowday La Taliye-Siyaasadeed Hargeysa(Qaran)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo], ayaa markii u horeysay maanta magacaabay qof kala taliya Arrimaha dhinaca siyaasada. Jagadaasi oo uu u magacaabay wakiilkii hore Somaliland ee dalka Ethiopia, Md Yuusuf Jaamac Buraale, oo dhawaan ku biiray xisbigaasi, markii laga qaaday xilkii uu hayay. War-saxaafadeed uu Soo saaray Gudoomiyaha KULMIYE, ayaa lagu shaaciyay magacaabistaasi, oo u qornay sidan:- "Mudane danjire, Markaan tixgeliyey Aqoontaada Dublamaasiyadeed, iyo Waayo-aragnimada aad u leedahay dhinaca siyaasadda , oo aad in badan ka soo shaqeysay, isla markaana aan eegay baahida Xisbigu u qabo in jagadan cid loo helo, waxaan maantoo ay bishu tahay 29 January 2008 kuu magacaabay in aad noqoto LA TALIYAHA ARRIMAHA SIYAASADDA EE GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE. Sidaasi darteed, waxaan ka codsnayaa dhammaan xubnaha Hoggaanka sare ee Xisbiga Kulmiye inay gacan ku siiyaan Danjire : Yuusuf Jaamac Buraale xilka loo magacaabay, anigoo ilaahayna kaaga rejeynaya inuu kuu fududeeyo". Dhinaca Kale, waxa magacaabista La taliyaha Arrimaha Siyaasada ee xisbiga Kulmiye ku soo beegantay xili aanu xisbigaasi wali qabsan shirweynihiisii labaad oo lagu dooranayo murashixiinta Gudida fulinta iyo Hoggaanka shanta sanadood ee soo socda xisbigaasi majaraha u hayn doona. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 Is that brother Northern ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2008 why Northerner ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 Answer the q or let the informed give a try,yaa jac! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 29, 2008 Originally posted by xiinfaniin: Is that brother Northern ? LoL Too early for me saxib. Maybe in Sept '08 JB, what say you of this news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2008 Answer my q adiguna ,,,,,, taad waydiisa isagay u taalaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 Northerner saved you yaa Jac! My q is relevant to the topic at hand. Yours as always is beside the point ! fahimta walaa lisa yaa majnuuna laylaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2008 Aiwah yaa majnuuna banii xaawah ,,,,,, ana faahim kulla xaagah Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 ^^anta faahim kula xaagah! yaa rabb ! su'aal sacbah (nisbiyah) laka yaa akhuuya: maa hiyal cilaaqa baynak wa bayn majnuun layla? inkunta bimaa zacimta , that is! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2008 Anaa majnuun layla binafsii yaa zool ,,, mush inta samicta al-qissah ? ,, Laylaa mawjuudah hinaa fil SOL ,,, laazim tasmacak dal wa'at ,, Laylaa yaa laylaa Waynak yaa laylaa Mush caawuz Qayrak yaa laylaa mush caawuz aakul min duunik yaa laylaa Al-Nawm raaxa macaak yaa laylaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 lol@yaa zool al qisah macrufah; xattal xalaalif amriica samichaa, basi anaa sa'altak al cilaaqah wal gawaab bitacak laa takfii yaa zool! lakin al xaqu yuqaal: al lisan qiilak axsan min lisaan xalak... edi: Allah, wal' aan al sheekhal qaryah gaay'i... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted January 29, 2008 Xiin/Jaceyl baro Sadaqalaahul cadiim.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 ^^ I thought you was from Maakhir adeer where it’s rumored that half of the population are from Arabia! Quote Share this post Link to post Share on other sites