QabiilDiid Posted April 22, 2007 Yes, the key to our survival is unity. We have to wake up or we will be reduced to a status similar to the North American Indian nations!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted April 22, 2007 Noble indeed. This is referring to the major Puntland clan: Dood dheer iyo falanqayn kadib waxay isku afgarteen in aan laga aamusnaan karin fal gaboodka iyo xasuuqa ay ka geysanayaan magaalada Muqdisho ciidamada cadawga ee ETHIOPIA & damiirlawayaasha u adeega. I always had a hunch that the Generale was more of a mutation than the norm. This is indeed a blow to anyone who supports the puppet regime. Not in our name, they said loud and clear. Waxaan u tacsiyeynaynaa dadkii Soomaliyeed ee lagu xasuuqay magaalada Muqdisho & kuwii ku barakacay & kuwii ku dhawacmay. Waxaan si cad uga soo horjeednaa sida xaqdarada ah ee gumeystaha ugu soo duulay dalkeena. Waxaan ugu baaqeynaa ummada Soomaliyeed in si wadajir ah dalka & diinta loo difaaco, lagana qayb galo dagaalka looga xoreynaayo dalka gumeystaha & u adeegayaashiisa. Waxaan ugu baaqeynaa dhalinyarada walaalaheena ay soo qaldeen damiirlawayaasha Tigreega u adeega inay ka baxaan dagaalka lagu xasuuqaayo walaalahayaga Soomaliyeed, ayna la saftaan xoogaga difaaca dalka ee halganka ka wada magaalada Muqdisho iyo dhamaan dalka. Waxaan ugu baaqeynaa ciidamada gumeysiga Ethopia ee sida sharcidarada ah u soo galay dalkeena inay si dag dag ah oo aan shuruudi ku xirneyd uga baxaan Soomaaliya. Waxaan cambaareyneynaa xasuuqii iyo duqeyntii ay u geysteen diyaaradaha Mareykanka, Ethiopia & Kenya dadka Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka J/HOOSE. Waxaan garab taagan nahay walaalaheena Soomaliyeed ee halganka kula jira ciidanka cadawga ah ee dalka ku soo duulay. Waxaan beesha caalamka ugu baaqeynaa inay soo faragaliyaan mashaakilka ka taagan Soomaliya,ayna si dag dag ah gurmad bini aadanimo ahna la garaan dadka lagu xasuuqa magaalada Muqdisho,iyo kuwa soo barakacay ee ku nool gudaha dalka ee dhibaateysan ee aan heysan nolol iyo nabad. Waxaan si cad uga soo horjeednaa qabsashada ciidamada cadawga ee qabsaday dalkeena guud ahaan min Raaskambooni ilaa Loowyacade. Waxaan si buuxda kalsoonida uga la noqonay oo aan horeyna u diidnay dowlad ku sheega naxashka saran ee ku timid gacan ku rimiska cadawgeena ETHIOPIA IYO KENYA, si dalka loogu qabsado damiirlawayaal u adeega oo muuqa ka ah Soomali balse fulinaaya danaha cadawga uu ka lee yahay dalka , dadka iyo diinta. Bravo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted April 22, 2007 Thanks to those people.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2007 what can they do on the ground ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites