Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Siilaanyo receives a delegation from Denmark Pics

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark + SAWIRO

Hargeysa (Oodweynenenews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Xafiiskiisa madaxtooyada kulan iyo qaabilaad ku la yeeshay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark oo Somaliland booqosho ku yimi.

 

Sidan-na waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaas oo u dhignaa sidan:-

 

“Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark.

 

Weftigan oo ay Hogaaminayso Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark, ugu horaynba waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Xaalada Guud ee dalka waxaanu madaxweynuhu weftiga si mugleh u dareensiiyey heerka ay maanta taagan tahay Somaliland oo uu sheegay in ay Dawladnimadeedu kaamil tahay.

 

DSC07554.jpg

 

Madaxweynuhu wax uu Weftiga uga waramay Jidka Dheer ee ay Somaliland u soo martay in ay halkan soo gaadho iyo sida ay u xaqiijisay nabad gelyada iyo Dhismaha Qaran ku dhisan hanaanka Dimuqraadiyada, waxa kale oo uu madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ka samaysay ladagaalanka Budh-cad badeeda iyo sida ay Xukuumadu diyaarka ugu tahay in ay Beesha caalamka kala shaqayso Nabad gelyada Mandaqada oo dhan.

 

 

Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay kaalmada ay Somaliland uga baahan tahay Caalamka oo ay ugu horayso in ay Beesha caalamku Gacan ka gaysato Dadaalka ay Somaliland ay la timid.

 

 

DSC07558.jpg

Madaxa Weftiga Ms. Sus Ulbæk oo ah Kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Debeda ee Wadanka Denmark ayaa Somaliland ku amaantay sidii wanaagsanayd ee ay u dhacday Doorashadii Madaxweynaha ee Dhawaan Dalka ka qabsoontay oo ay Madaxweynaha ku Hambalyeysay.

 

Ms. Sus Ulbæk waxa ay Madaxweynaha ku wargelisay in ay Dawladeedu Diyaar u tahay in ay Dawlada Somaliland toos ula dhaqanto oo ay maanta wixii ka danbeeya kaalmada ay siinayso toos u soo marin doonto Dawlada Somaliland ee aanay sidii hore u dhici jirtay aanay u soo marin doonin Hay’adaha Sama Falada.

 

DSC07561.jpg

Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark waxa kale o ay Sheegtay in ay Somaliland ka caawin doonto Dhinaca Nabad gelyada, Maamul wanaaga iyo Geedi socodka Dimuqraadiyada waxaanay Sheegtay in ay Dawladeedu u aragto in ay Somaliland ku dayasho mudan tahay marka la eego sida ay nabad gelyada u xaqiijisay iyo Sida ay u korayso Dawladnimadeeda ku dhisan Hanaanka Dimuqraadiyadu.

 

 

Weftigan oo Dalka ku jooga Socdaal Laba Maalmood qaadanayaa waxa ay kulamo la yeelan doonaan inta ay joogan Dalka Wasiirada Wasaaradaha, Khaarajiga, Maaliyada iyo Qorshaynta.

DSC075541.jpg

Dhinaca Somaliland waxa kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasirka Arrmaha Debeda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire, Dhinaca Weftigana waxay kala ahaayeen:-

 

 

1. Ms. Sus Ulbæk. Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark

 

2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark

 

3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA)

 

4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark

 

5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG)

 

6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa.”

 

DSC075541.jpg

 

 

Oodweynenewn.com/Hargeysa Office

Share this post


Link to post
Share on other sites

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

 

Email: afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com

 

Date: 20/09/2010

 

War-Saxaafadeed

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) ayaa maanta Xafiiskiisa ku

 

qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark

 

Weftigan oo ay Hogaaminayso Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark, ugu horaynba waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Xaalada Guud ee dalka waxaanu madaxweynuhu weftiga si mugleh u dareensiiyey heerka ay maanta taagan tahay Somaliland oo uu sheegay in ay Dawladnimadeedu kaamil tahay.

 

Madaxweynuhu wax uu Weftiga uga waramay Jidka Dheer ee ay Somaliland u soo martay in ay halkan soo gaadho iyo sida ay u xaqiijisay nabad gelyada iyo Dhismaha Qaran ku dhisan hanaanka Dimuqraadiyada, waxa kale oo uu madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ka samaysay ladagaalanka Budh-cad badeeda iyo sida ay Xukuumadu diyaarka ugu tahay in ay Beesha caalamka kala shaqayso Nabad gelyada Mandaqada oo dhan.

 

Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay kaalmada ay Somaliland uga baahan tahay Caalamka oo ay ugu horayso in ay Beesha caalamku Gacan ka gaysato Dadaalka ay Somaliland ay la timid.

 

Madaxa Weftiga Ms. Sus Ulbæk oo ah Kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Debeda ee Wadanka Denmark ayaa Somaliland ku amaantay sidii wanaagsanayd ee ay u dhacday Doorashadii Madaxweynaha ee Dhawaan Dalka ka qabsoontay oo ay Madaxweynaha ku Hambalyeysay.

 

Ms. Sus Ulbæk waxa ay Madaxweynaha ku wargelisay in ay Dawladeedu Diyaar u tahay in ay Dawlada Somaliland toos ula dhaqanto oo ay maanta wixii ka danbeeya kaalmada ay siinayso toos u soo marin doonto Dawlada Somaliland ee aanay sidii hore u dhici jirtay aanay u soo marin doonin Hay’adaha Sama Falada.

 

Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark waxa kale o ay Sheegtay in ay Somaliland ka caawin doonto Dhinaca Nabad gelyada, Maamul wanaaga iyo Geedi socodka Dimuqraadiyada waxaanay Sheegtay in ay Dawladeedu u aragto in ay Somaliland ku dayasho mudan tahay marka la eego sida ay nabad gelyada u xaqiijisay iyo Sida ay u korayso Dawladnimadeeda ku dhisan Hanaanka Dimuqraadiyadu.

 

Weftigan oo Dalka ku jooga Socdaal Laba Maalmood qaadanayaa waxa ay kulamo la yeelan doonaan inta ay joogan Dalka Wasiirada Wasaaradaha, Khaarajiga, Maaliyada iyo Qorshaynta.

 

Dhinaca Somaliland waxa kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasirka Arrmaha Debeda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire, Dhinaca Weftigana waxay kala ahaayeen:-

 

1. Ms. Sus Ulbæk. Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark

 

2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark

 

3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA)

 

4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark

 

5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG)

 

6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Denmark

Written by Qaran news

Sep 20, 2010 at 08:26 AM

 

 

Hargaysa,(Qaran news)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, warsaxaafadeedkaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyadu waxa uu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidan hoos ku xusan.

 

Weftigan oo ay Hogaaminayso Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark, ugu horaynba waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Xaalada Guud ee dalka waxaanu madaxweynuhu weftiga si mugleh u dareensiiyey heerka ay maanta taagan tahay Somaliland oo uu sheegay in ay Dawladnimadeedu kaamil tahay.

 

Madaxweynuhu wax uu Weftiga uga waramay Jidka Dheer ee ay Somaliland u soo martay in ay halkan soo gaadho iyo sida ay u xaqiijisay nabad gelyada iyo Dhismaha Qaran ku dhisan hanaanka Dimuqraadiyada, waxa kale oo uu madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ka samaysay ladagaalanka Budh-cad badeeda iyo sida ay Xukuumadu diyaarka ugu tahay in ay Beesha caalamka kala shaqayso Nabad gelyada Mandaqada oo dhan.

 

Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay kaalmada ay Somaliland uga baahan tahay Caalamka oo ay ugu horayso in ay Beesha caalamku Gacan ka gaysato Dadaalka ay Somaliland ay la timid.

 

Madaxa Weftiga Ms. Sus Ulbæk oo ah Kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Debeda ee Wadanka Denmark ayaa Somaliland ku amaantay sidii wanaagsanayd ee ay u dhacday Doorashadii Madaxweynaha ee Dhawaan Dalka ka qabsoontay oo ay Madaxweynaha ku Hambalyeysay.

 

Ms. Sus Ulbæk waxa ay Madaxweynaha ku wargelisay in ay Dawladeedu Diyaar u tahay in ay Dawlada Somaliland toos ula dhaqanto oo ay maanta wixii ka danbeeya kaalmada ay siinayso toos u soo marin doonto Dawlada Somaliland ee aanay sidii hore u dhici jirtay aanay u soo marin doonin Hay'adaha Sama Falada.

 

Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark waxa kale o ay Sheegtay in ay Somaliland ka caawin doonto Dhinaca Nabad gelyada, Maamul wanaaga iyo Geedi socodka Dimuqraadiyada waxaanay Sheegtay in ay Dawladeedu u aragto in ay Somaliland ku dayasho mudan tahay marka la eego sida ay nabad gelyada u xaqiijisay iyo Sida ay u korayso Dawladnimadeeda ku dhisan Hanaanka Dimuqraadiyadu.

 

Weftigan oo Dalka ku jooga Socdaal Laba Maalmood qaadanayaa waxa ay kulamo la yeelan doonaan inta ay joogan Dalka Wasiirada Wasaaradaha, Khaarajiga, Maaliyada iyo Qorshaynta.

 

 

Dhinaca Somaliland waxa kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasirka Arrmaha Debeda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire, Dhinaca Weftigana waxay kala ahaayeen:-

 

•1. Ms. Sus Ulbæk. Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark

 

•2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark

 

•3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA)

 

•4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark

 

•5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG)

 

•6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Danish delegation in Somaliland:President Silanyo receives a delegation from Denmark

 

Danish Delegation in Somaliland

Hargeisa – The president of Somaliland, His Excellency Ahmed M. Silanyo today received in his office a delegation from Denmark lead by Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha , deputy Minister of foreign affairs of the Danish government . The president briefed the delegation about the current security situation in Somaliland as well as the success that Somaliland achieved through democratic processes. The president also briefed the delegation about the fight against piracy in the region spear-headed by Somaliland and the support required to sustain effective campaign against it in the region.

 

Mr. Silanyo reiterated the foreign aid that the government and the people of Somaliland need in development and sustainable democracy in the region.

 

The Danish delegation in turn commended the people and the government of Somaliland on the recent elections in the country and the peaceful transfer of power afterwards. Ms Sus said that her government will work directly with the government of Somaliland and that all aid allotted for Somaliland will be directly given instead of routing it through aid agencies. The deputy director also promised that her government will closely work with Somaliland on security and development issues as well as on ways of sustaining the commendable democratic successes that Somaliland achieved since 1991.

 

 

Danish Delegation in Somaliland

The Danish delegation consisted of:

 

1. Ms. Sus Ulbæk, deputy Minister of foreign affairs of the Danish government

 

2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark

 

3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA)

 

4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark

 

5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG)

 

6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this