Liibaan Posted September 13, 2009 ON YOUTUBE.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 13, 2009 Bisinka. Eebba ha sahlo xaalka, runtii. Xabbad ridid iyo xiligaan, Reer Waqooyi haku tusaale qaataan Koonfurta. They don't seem to know the precious they have -- nabad, kala dambeen, amaanka iyo isixtiraam. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 13, 2009 Amiin to ducada, Illaahay ka badbaadiyo umaddiisa waxaa fiican in dadka soomaaliyeed nabad kuwada noolaadan iyo isqadarin, nasiibdarro shakhsiyaad baa jira hadyo jeer dhibta ka sheeqeeya, oo xitaa in bil barakeesan oo Ramadan ah aan waxba ka ogeen. Waa isla shakhsiyaadkii dhibta kawaday Laascaanood oo dadka degana waxbadan ka dilay, baa maantana Hergeysa raba inay dhib kale iyo in ee wax yeelaan dadka magaaladaas raba. Allow ka qabo dadka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 13, 2009 Gabar aan aqaano Hargeysa degan, she is a very good friend of mine. Maskiinta waaba ka walwalaayaa maanta, haddee waxaan sii socdaan balaayo waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 13, 2009 It is all Ok ,,,,, It was a long day in Hargeisa yesterday but it is all about demonstrations ,,,, unfortunately some people died but at the end everything was back to normal. Demonstrations get very ugly sometimes ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites