Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOS on youtube: Dadweyne Tageeraya Golaha Wakiilada oo Rasaas lala Beegsaday

Recommended Posts

Liibaan   

Amiin to ducada, Illaahay ka badbaadiyo umaddiisa

 

waxaa fiican in dadka soomaaliyeed nabad kuwada noolaadan iyo isqadarin, nasiibdarro shakhsiyaad baa jira hadyo jeer dhibta ka sheeqeeya, oo xitaa in bil barakeesan oo Ramadan ah aan waxba ka ogeen.

 

Waa isla shakhsiyaadkii dhibta kawaday Laascaanood oo dadka degana waxbadan ka dilay, baa maantana Hergeysa raba inay dhib kale iyo in ee wax yeelaan dadka magaaladaas raba. Allow ka qabo dadka

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is all Ok ,,,,,

 

It was a long day in Hargeisa yesterday but it is all about demonstrations ,,,, unfortunately some people died but at the end everything was back to normal.

 

Demonstrations get very ugly sometimes ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this