Haatu Posted October 18, 2009 Originally posted by me: quote:Originally posted by *hatu*: oooh and want work do you have in mind? Bal share garee The Kikuyu boot on your head should give you plenty of inspiration. what?!!?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted October 18, 2009 Garaad Jaamac Garaad Cali ku heli maayo midnimo uu u raadinaya beeshiisa, wiiqida midnimada Puntland taasi inuu ogaada bey ahayd, haduunan ogayna in loogu dhaarto bey ahayd. Walaalnimada iyo midnimada Puntland iyo tan Soomaaliyaba waa muqaddas cidi fahmi weydana mar aan maanta ahayn bey fahmi doontaa. Tilaabadan uu qaaday mid loo bahanaa meyn ahayn waxayna sii kordhin doontaa jahwareerka siyaasadeed ee haatan jira. Inuu dulqaadado bey ahayd, kana war sugo dedaalaha siyaasadeed ee uu maamulkiisa wado waa Puntlande. Iyadana xoojiyo laakiinse ma ahayn inuu iskii intuu u baxo yidhaahdo kalsoonida baan Puntland kala noqday ama Shirweyne beeleed baan dibadaha ku qabani iyadoo oo dhulka lagu qaban karaayo. Garaad Saleebaan iyo Garaada toona muunan ixtiraamin raali galin toodana waa looga fadhiyaa haatanse. Guusheena waxay ku jidhaa midnimadeena, wiiqadeedana waa inoo dhamaan halis, ha noqoto mid talada iyo maskaxda guud lagu seejinaya ama cududa iyo wadajirka dadeed ee isku danaha iyo aayaha ah. Taasna waa iga talo. Quote Share this post Link to post Share on other sites