Sign in to follow this  
General Duke

Puntland: July 1st celebrations

Recommended Posts

Abwan, all you are proving here is your deeply heldp prejudices towars Puntland which equals to more than 1/3 of all of Somalia. Its quite disapointing that you have never spoken about other regions such as Somaliland which is smaller than Puntland and comprises a single clan. Shame adeer :D

 

lol...Duke, When are you gonna show us Beyra? Isku-Shuban, Xaafuun, Isqambuus, Carfuuda, Burtinle, Bursaalax and biyo-kulule celebrations as well?

As for Puntland, you really seem to be quite ignorant on it let me correct you on a few points. Isku-Shuban, Xaafuun, come under Qardo which is their sistrict capital

Burtinle, comes under Garowe which is its local district capital

Bursaalax, comes under Galkacyu which is its district capital.

and biyo-kulule is a district of the city of Bossaso, thus all these areas celebrations have been documented..

 

Thus you forgot that I also provided Ceerigabo, La, Badhan, Dhahar which are the administrative areas of SSC or Sool, Sanaag & Cayn. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Puntland is so vast, that one can not know most of its towns. Alhamdulilah. ;)

 

Adeer I like you I hope your hatred for Puntland does not consume you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Hatred? Ma igu khasbee I said I don't particularly dislike any Somali village or city. If I question you on waxa aad halkaan ku soo qoreysid do you call that hatred? Ninyahow meesha wax kale la soo shirtag tani kuu socon maysee. Anyway, try to find where Isqambuus and Carfuuda are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Doc ka yeer, daankaa lagu dhuftaa bay tiraa Soomaalidu, yaa adiga kula hadlaya saaxiib Duke maa lagu dhahaa?...ha xanaaqin un.

 

For the last time wixii su'aashaan oo kale ay maskaxdooda ku soo jirto I am not against no Puntland or magaalo ama tuulo ku taal Soomaaliya. La isma gees iyo gafuur xiro wixii meeshaan lagu soo qoro su'aalo waa la iska weydiin karaa bay ila tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

^^ why is that funny sxb :confused:

 

JB meermeerka is just a road, which zigzags through the mountains near bosaso(hence meermeerka) cidna ma degana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddaan la hadlo raggan Abwaan isu xaanajinaya ninkan dhulkaneto cid ka badisa ama ka xigta ma lahan ee is tartiibsha.

 

Abwaan,

Duke wuxuu yaqaana oo kaliya magaalooyinka adeerkiis ka talin jiray ee uu xoogga & qoriga caaradiisa ku haystay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Originally posted by Abwaan:

where Isqambuus and Carfuuda

What? Sxb waa xagee halkan? runti ma maqal meelahaad sheegtay, waxaan isu qabay inaan koobay Puntland Goboladeeda, degmooyinkeeda iyo tooyinkeeda oo dhan, laakiin meeshi miyaaa sidaa ubalaaratayna waaban kala gaarin waayee... Sxb bal noo sheeg Geography-ga waligay kuma fiinayn meeshuna haday iska noqoto qaarad oo kale kasii daran, anigu inta degmo iyo tuulo aan maqlay ayaanba tira badnidooda qaban waayay kuwa kale miyaa sii dhimanaa?... mase waad nagu cayaaraysaa oo waad iska alifatay :D kolay haday jiraan wax yaqaan waa laheli waana kamid dhulka hadii laga dabaaldagayna waa gobonimo kale :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Allamagan:

Abwaan,

Duke wuxuu yaqaana oo kaliya magaalooyinka adeerkiis ka talin jiray ee uu xoogga & qoriga caaradiisa ku haystay.

Waaban is iri saaxiib, waxaan la yaabay in this day and age dad is cuncunaya haddii degaannada qaar la magacaabo qaarna inay Soomaaliya ku yaallaan iyo in kaleba aan dan ka lahayn.

 

Bal anigoo heli kara inaan ku faano degmo iyo tuulo kasta oo dalka ka mid ah maxaa igu koobay inaan meelaha qaar oo dhawr geed iyo keliya xayn dudumo ah ku yaallaan inaan isku dayo inaan ka dhigo magaalooyinka dalka ugu horreeya qabyaalad iyo eex darteed? wallee waa yaab!

 

I wonder in da'yar badan ee Soomaali ah weliba reer SOL ay ogyihiin in meelahan ay kala sheesheegayaan Soomaali iyadoo isku duuban ay dhiig u daadisay inay cadow shisheeye ka yurayso amase ka xorayso, in la horumariyo iwm.

 

Of course waan ogahay dhibatooyinka iyo aafooyinka dagaallada sokeeye iyo in xadgudubyo ay dhaceen oo dad badan xaqdarro laga galay qaarna la bara-kiciyey, laakiin wax macquul ah ma ahan xaqna ma ahan in dadka la sii kala fogeeyaa oo qabiil loo kala dejiyaa, haddii dad taas sharaf moodeenna waxaan u sheegayaa magaalo ay qabiil kaliya camiri karaan oo ay nolosheeda si bilicsan oo ka fiican sidii Soomaaliya ahaan jirtay dhinac walba berigii hore (in kastoon maanka ku hayo in dunidu hore u martay farsamo iyo dhaqaale ahaan) horumar baaxad lehna gaari karta anigu ma qabo inay jirto.

 

Bal waxaan is weydiiyaa Soomaaliga saddex fac degganaa Muqdisho amase Gobollada Banaadir iyo Shabeellada Hoose xaq miyaa in la dhaho Hargeysa aad ama Boosaaso qabiilkaagu meeshaan ma deganee, sidoo kalena kan Boosaaso iyo Hargeysa degan la yiraa meeshaan ka lugee?

 

War caqligu ha shaqeeyo oo weliba kuwo badan oon ogahay oo naga mid ah oo Baasaboorroo dalal shisheeye oo aannaan Dhiig iyo Dhaqan wadaagin hadda koolkoolinaya degaanno ay tobannaan sano deganaayeenna gurigoodii mooda oo Soomaali kale kula dagaallamaya magaalo uusan weligiis tegin anigaa kaa xiga, taas ma caqli baa?

 

Ilaahow Soomaalida ku gaargaar inay sidaan isku dhaamaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What? Sxb waa xagee halkan? runti ma maqal meelahaad sheegtay, waxaan isu qabay inaan koobay Puntland Goboladeeda, degmooyinkeeda iyo tooyinkeeda oo dhan, laakiin meeshi miyaaa sidaa ubalaaratayna waaban kala gaarin waayee...

looooool, I told these folks that the state is large too large for them to undertsand. :D

 

Allamaqan, what are you on about dear lad? I know one can count all the antholes between Cabudwaaq and Balanbale and name each one. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this