Nur Posted July 8, 2003 Walaalalayaal Xadiithkan waan tirtiray sababtoo ah in laga soo xaqiijiyey culimada inuusan aheyn Xadiith saxiixa ah inksatoo faaiidoo badan ka muuqato, Allah ayaan ka baryeynaa cafis haddaan ku degdegay qoraalkiisa iyo tarjumaaddisa, asaga ayaa ka warhaya laabteenna waxa ku jira, hanagu manneystoo deeqsinnimadiisa. Amin Nur ----------------------------------------------------------- Kuwa iga da' weyn waa iga ajar badan yihiin, kuwa iga da' yar waa iga dambi yar yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 8, 2003 Maashaa Allaah,wakaana amrullaahi qadran maqduuran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adna Posted July 9, 2003 slama claykum maashaa'alaah jazaakal kheyral jazaa for sharing with us this long xadiith run ahaantii waxyaabo badan ayaa laga faa'iideysan karaa if we pay attention close to the xadiith.my allah will reawrd you for sharing with us this xadiith. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabha Posted July 9, 2003 Salaam brother and sisters Jazalaallah kayar brother for sharing the hadith with us. may Allah reward you for remiding us the deen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Batuulo Posted July 9, 2003 a/c wr wb Ya akhil karem Nur: Jaz-zaaka Allaah khair.. waa hadith aad u faa'ideo badan dhan walba.. I Appreciate you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted July 13, 2003 Subxanallah! Jazakallahu Khayr! Quote Share this post Link to post Share on other sites
PlayMaker Posted July 13, 2003 Maashaa allaah! Ilaahey kheyr ha kaa siiyo for sharing with us.......Thank you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nur Posted January 16, 2004 Walaalayaal Xadiithka sheytaanka waxaa la soo xaqiijyey inuusan aheyn xadiith saxiix ah ( Sheikh Bashiir) ooy isoo gaadhsiisay walaasheen (UKHTII), sidaa darteed waan tirtiray, Allaha ku sugo addimaheenna waddada toosan, Amin. Nur Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ukhti Posted January 16, 2004 Assalamu calaykum waraxmarullaahi wabarakaatuhu! Masha Allaah Nuur waa kusalamay walalo Allaah hakaa raali noqdo Aamiin sida aad khayrka ugu dadaaleysid Jazzakallaahu khayr, khayran jazza! Assalamu calaykum waraxmarullaahi wabarakaatuhu! Ukhti Quote Share this post Link to post Share on other sites