Sign in to follow this  
General Duke

Arab league to mediate conflict in Mogadishu..

Recommended Posts

Jaamacadda Carabta Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhexdhaxaadineyso Kooxaha Ku Dagaalamaya Muqdisho

Posted to the MOL May 12, 2006, 9:42 am

 

 

Muqdishu:- Ergeyga Jaamacada Carabta ee arimaha Soomaaliya samiir Xusni ayaa daboolka ka qaaday in Jaamacada Carabta ay si aad ah uga walaacsan tahay dagaalada maalintii lexaad ka soconaya magaalada Muqdisho.

 

Samiir Xusni oo saaka ka qeyb galay Barnaamijka Maa Waraa Alkhabar ee ka baxa Taleevishinka Aljaxeera oo looga hadlayay dagaalada ka socda magaalada Muqdiso ayaa carabka ku dhajiyay in dagaalada ka soo noqnoqday ee Muqdisha ka dhaca ay sbaab y yihiin beesha caalamka oo ka gaabisay doorkii kaga aadanaa taageerida dowlada Soomaaliya oo haddii ay hesho taageero caalami ah ku guuleysan lahyed sugida amniga gacana laga siin lahaa hub ka dhigis ay ku sameyso maleeshiyaadka.

 

Ergeyga Jaamacada Carabta ee arimaha Soomaaliya waxa uu sheegay in Ergey gaar uu Caamir Muusaa u soo dirayo magaalada Muqdisho si uu gacan uga geysto Joojinta dagaalada ka socda Muqdisho uuna soo gaari doono Muqdisho dhawaan.

 

Dagaalada maalintii lexeed ka soconaya Muqdisho ayaa dadka ku geeriyooday wax ay sii cagacageynayaan 150ruux inta laga war hayo halka dadka ku dhaawacmayna ay sii marayaan 250ruux .

 

Dagaalkii maanta ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen 10ruuux halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen.iaydoo dhawaqa rasaastna ay weli ka jirto magaalada .

 

 

Cismaan Xasan Cali(fantastic)

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this