Sign in to follow this  
Meiji

C/laahi Xasan Cali: One of the Somali youngsters dies in Bosaso

Recommended Posts

A&T When you mention Wardheer Awoowe I rest my case I love the place

Marka hore ala yaa raxma wiilka waxaan se u malaynayaa sheekadaan in u wax badan ka qaldanyihiin sababtoo ah shanta nin waxaan moodaynay in ethopian gacanta loo galiyay taas hadii uu faroole samayn lahaana disaster bay ku ahaan lahayd puntland laakin hada waxaan maqlaynaa in mid kamida uu ku geeriyooday xabsiga boosaaaso

Hadaladaan waxay abuurayaan dhibaato dhibta ugu badana waxay soo garaysaa dadka masaakiinta ah sabatoo ah ********ya iyo puntland dhaqaalahooda aad buu isugu xiranyahay xoolaha dekada boosaaso laga dhoofiyo inta badan dhulkaas bay ka yimaadaa marka ha laga fiirsadaan qabaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ilka-dahable,

 

Wax dhibaato ah oo shacabka labada gobol dhexmari doonaa majirto. Take that from me. Waxa Faroole maamulaa majiro, meeshuna waa lamid Jigjiga.

 

Tan kale, wiilka dhintay angaa ilmaadeer ah e la soco. Kuwa xidhana waa laguu yaqaan. Saddex cisho ka hor ayuu walaalkii warkaa sheegay ee waan rumaysan waynay.

 

Miyaad ogtahay in four days uu sakaraad ahaa oo xitaa in lageeyo xarunta caafimaadka loodiiiday? It was only when the others stopped eating food, he was taken to hospital where he died within hours.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   
Ilaahayoo u naxariiso Cabdullahi cadowgaagii iyo calooshod u shaqaysatayaal ma danqade ah baa dilay u naxariiso, kuwii falka geystayna cadhadaadu ha ku dhacdo oo naarta jaxiima ka waraabi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this