Ilka-dahable Posted November 3, 2009 A&T When you mention Wardheer Awoowe I rest my case I love the place Marka hore ala yaa raxma wiilka waxaan se u malaynayaa sheekadaan in u wax badan ka qaldanyihiin sababtoo ah shanta nin waxaan moodaynay in ethopian gacanta loo galiyay taas hadii uu faroole samayn lahaana disaster bay ku ahaan lahayd puntland laakin hada waxaan maqlaynaa in mid kamida uu ku geeriyooday xabsiga boosaaaso Hadaladaan waxay abuurayaan dhibaato dhibta ugu badana waxay soo garaysaa dadka masaakiinta ah sabatoo ah ********ya iyo puntland dhaqaalahooda aad buu isugu xiranyahay xoolaha dekada boosaaso laga dhoofiyo inta badan dhulkaas bay ka yimaadaa marka ha laga fiirsadaan qabaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 3, 2009 Ilka-dahable, Wax dhibaato ah oo shacabka labada gobol dhexmari doonaa majirto. Take that from me. Waxa Faroole maamulaa majiro, meeshuna waa lamid Jigjiga. Tan kale, wiilka dhintay angaa ilmaadeer ah e la soco. Kuwa xidhana waa laguu yaqaan. Saddex cisho ka hor ayuu walaalkii warkaa sheegay ee waan rumaysan waynay. Miyaad ogtahay in four days uu sakaraad ahaa oo xitaa in lageeyo xarunta caafimaadka loodiiiday? It was only when the others stopped eating food, he was taken to hospital where he died within hours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted November 3, 2009 Ilaahayoo u naxariiso Cabdullahi cadowgaagii iyo calooshod u shaqaysatayaal ma danqade ah baa dilay u naxariiso, kuwii falka geystayna cadhadaadu ha ku dhacdo oo naarta jaxiima ka waraabi. Quote Share this post Link to post Share on other sites