Sign in to follow this  
Kashafa

Xamar xaqaa u hadhi, Xoogna waa lagu xoreyn, Xisaabna way kadanbeyn

Recommended Posts

Kashafa   

-Saw caawa fadhiisin muhiim ah lagama qabsan Mujrimiintii umadda barakicieyey. Saw Caawa Geeddi iyo Cabdullaahi Yusuf lama kala hayo oo balaayo kama dhex oogna.

 

-Saw Muqaawamadii xilligey ugu xoogganeyd ma taagna.

 

-Saw Maanta Zenaawi Puntland iyo Somaliland
waxey dhegaystaanba
iyagii iskuma dirin oo dagaal kama oogna.

 

-Saw maanta Bishii Barakeysney ee Ramadaan kuma jirno.

 

-Saw Shabaabku Shahaado doon wali ma ahan.

 

-Saw Ciilkii raagey ee Ethiopia inaga dhaxeeyey masii xoogeysan.

 

-Saw Zenaawi waxuu tabar lahaa inta isu geeyey ururada Somaligalbed ka hawlgala jilbaha uma dhigin oo waxba kama qaadi waayin.

 

-Saw wali soohdiintii Erateriya ma aloosna oo dagaal sugto ma ahan

 

-Saw maanta Geeddi oo dadkiisii xasuuqay ma taagna yaa ree Hebel ah oo shirar hoose kama dhamaan la

-Saw maanta Somalidu meysan wada arag dhibka Tigree iyo colaadda Ethiopia

Guushii way soo bilaabatay wayna socon idamka illaahey. Islaamkuna wuu guuleysan, gaaladuna way jabi iyo inta u kalkaasha.

Ugu danbeyn ninwalba danbiga uu ka galay dadka Somaliyed waa la horkeeni doonaa

Courtesy of KismayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this