Kashafa Posted September 26, 2007 -Saw caawa fadhiisin muhiim ah lagama qabsan Mujrimiintii umadda barakicieyey. Saw Caawa Geeddi iyo Cabdullaahi Yusuf lama kala hayo oo balaayo kama dhex oogna. -Saw Muqaawamadii xilligey ugu xoogganeyd ma taagna. -Saw Maanta Zenaawi Puntland iyo Somaliland waxey dhegaystaanba iyagii iskuma dirin oo dagaal kama oogna. -Saw maanta Bishii Barakeysney ee Ramadaan kuma jirno. -Saw Shabaabku Shahaado doon wali ma ahan. -Saw Ciilkii raagey ee Ethiopia inaga dhaxeeyey masii xoogeysan. -Saw Zenaawi waxuu tabar lahaa inta isu geeyey ururada Somaligalbed ka hawlgala jilbaha uma dhigin oo waxba kama qaadi waayin. -Saw wali soohdiintii Erateriya ma aloosna oo dagaal sugto ma ahan -Saw maanta Geeddi oo dadkiisii xasuuqay ma taagna yaa ree Hebel ah oo shirar hoose kama dhamaan la -Saw maanta Somalidu meysan wada arag dhibka Tigree iyo colaadda Ethiopia Guushii way soo bilaabatay wayna socon idamka illaahey. Islaamkuna wuu guuleysan, gaaladuna way jabi iyo inta u kalkaasha. Ugu danbeyn ninwalba danbiga uu ka galay dadka Somaliyed waa la horkeeni doonaa Courtesy of KismayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 26, 2007 Didn't know Kashafa in uu ahaa nin shirba. Haddaaba fahantay geeraarkaan nin halis Afsoomaaligiis loo gali karin ayaa tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites