Nur Posted August 26, 2010 Ramadan Kareem Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa, interview ay BBC la yeelatay Sheikh Muxammad Macallin 1994. Sheikh Muxammad Macallin wuxuu ahaa caalimkii ugu raadka weynaa saxwadda Islaamka Somalia, gaar ahaan markii dunidoo dhan ay ku dadaaleysay si dadka diinta looga fogeeyo oo shuuciyadda la galiyo. Wuxuu ka hadlay: 1. Taarikhda raadintiisa cilmiga sharciga ah 2. Luqadda carabiga ah ahamiyaddeeda si diinta loo fahmo 3. Taariikhda xarakadaha saameeyey marku Azhar wax ku baranayay 4. Ku soo laabashadiisa Somalia iyo shaqadii loo dhiibay oo aheyd Agaasimaha wasaaradda arrimaha diinta. 5. Halgankiisa uu la galay dowladda Siyaad Barre. 6. Islaamka qaladka laga fahamsan yahay iyo wanaagiisa, iyo arrimo kale oo badan. Allaha raalli ka noqdo dadaalkiisa iyo diinta xaqa ah uu na soo gaadhsiiyey. Sheikh Muxammad Macallin 2010 eNuri Xuska Culimada Umadda Culimadu waa kuwa dhaxla Anbiyada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted August 27, 2010 Ilaahey ha u naxariisto and may God reward him for the good work he did for the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites