Abwaan Posted November 14, 2009 loooool.........Axdigii Ku-meelgaarka ah waa dumay...Malaha Axdiga Ku-meelgaarka ah wax Soomaali qoratay awalba ma ahayn ee koox baa qoratay? Muxuu maanta la dumay markii la diiday in wax maamul goboleed soo qortay loo saxiixi waayey? Ayaandarrada jirta...Maamul-goboleedyo shaati qabiil huwan oo meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah ka dhisan waa waxa aan dowlad qaran ku weyney. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted November 14, 2009 This was another way of telling Buttland and faroole that they don’t have any bargain power. BTW, Mr. Odweyne told you guys that the so called agreement was NOT gonna stick. Duke and the gang said otherwise. No what? Quote Share this post Link to post Share on other sites