Jacaylbaro Posted January 7, 2008 Raysal wasaarihii hore ee dowlada KMG ah ee xilkiisa iska casiley Cali Maxmed Geedi ayaa sheegay inuu isu soo sharaxi doono xilka madaxweynanimo ee soomaaliya doorashada ugu soo horaysa xili ay dowladii uu ka tirsanaan jiray ay xalin la,dahay amaanka caasimada muqdisho. Prof. Geedi ayaa kulan uu la qaatay jaaliyahadaha qurba joogta ee wadanka dibadiisa ku dhaqan kaga waramay inuu rajo weyn ka qabo inuu kusoo baxo xilka madaxtinimo ee dalka soomaaliya taasoo uu faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sida ay ugu muuqato inuu xilkaas u tar tami karo. Cali maxamed geedi ayaa horey xilka isaga casiley kadib markii lagu eedeeyey in xukuumadiisu ku guuldaraysatay inay wax ka qabtaan amaanka iyo kala dambaynta islamrkaana uu khilaaf xoogani soo kala dhex galay isaga iyo madaxweyne yuusuf . Sidoo kale prof -geedi ayaa iska casilista xilkiisa la sheegay inay la xiriirto kadib markii xukuumada ethiopia ay ku qasabtay inuu xilka iska casilo khilaaf mudo soo jiitamayey oo u dhexeeyey isaga madaxweynaha dowlada KMG c/laahi yuusuf. Si kastaba hadalka kasoo yeeray prof -cali maxamed geedi ayaa kusoo beegmaya xili uu madaxweyne c/laahi yuusuf uu u ambabaxay safar dibada ah oo la sheegay in arimo caafimaadkiisa ah wax lagaga qabanayo . afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 7, 2008 Haa ninkan weeye ninka kaliya ee badbaadin kara wadanka. Ha la doorto. Duke-na wasiirka warfaafinta ha ka dhigto si loogu kicin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 7, 2008 war mise war ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 7, 2008 ^^ r u crazy? war Duke dagaal xabad afka la isku gelinayo howlihiisa ma ahan balse dagaalka xagga netka netwar waa geesi oo wuu dagalama Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 7, 2008 Hmmmmmmmmmm ,, taas isagaa ka jawaabi how about you ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 7, 2008 one day, not today. Quote Share this post Link to post Share on other sites