Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: geedi's cabinet to end 12/10/2007?

Recommended Posts

Originally posted by The Duke:

FB; I want a more competent PM, with a smaller 12-15 ministers and a more coherent cabinet. That would put in place the foundations for the restoration of the state.

 

I have nothing against GEEDI, but things could be better within the cabinet.

 

Who to replace him? Thats not my choice, there are many competent Somali's who could replace him.

 

I hope that answered your question adeer.

Well,this is a pleasant suprise coming from you. You have defended the man vehemently. You had a picture of him(along with president)with the words "Hero" embedded in it. They say its better late than never,What took you soo long to realize what we have been saying all along?

 

Why did you suddenly see his incompetence just when he has a political disagreement with the President? A timing issue yeah? A mere coincidence yeah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

FB: I think you are jumping on the wrong horse adeer.

 

Indeed I have defended Geedi and the cabinet, as I have on many occasions highlighted his faults and that of the cabinet.

 

Thus, I want to see through the promise that is the restoration of the state. I think Geedi has tried and came short. Thus you want me to insult the PM of Somalia?, no.

 

We need change, even if he stays and creats a smaller cabinet filled with technocrats, then it would be a move in the right direction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

even if he stays and creats a smaller cabinet filled with technocrats, then it would be a move in the right direction.

I wonder where you picked that from? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Mooshino iska soo horjeeda oo ka socda Magaalada Baydhabo.

 

7. oktober 2007

Baydhabo(AllPuntland)- Magaalada Baydhabo ayaa waxaa buux dhaafiyey Xildhibaano fara badan oo aan waligood tagin Magaalada Baydhabo oo ah xarunta baarlamaanka Soomaaliya ayagoo doonaya in ay ka qeybqaataan Fadhiyada baarlamaanku yeelanayo labadan todobaad.

 

Mooshino iska soo horjeeda kuna wada saabsan Xukuumada hada jirta ayaa ka socda Magaalada Baydhabo qabanqaabo xoogan ayaana baarlamaanka Soomaaliya oo labo uqeybsan ugu jiraan in uu koodu hirgalo.

 

Mooshinka koowaad oo ay wadaan Xildhibaano badan ayaa ah In Xukuumada Cali Maxamed Geedi kalsooni cusub soo wadiisato isla markaana cod loo qaado jiritaankeeda ayadoo kan Labaadna yahay In Xukuumada hada ka shaqeyneysa dalka Soomaaliya waqtiga loo kordhiyo inkastoo Mooshinadaasi labada loo gudbiyey gudoonka baarlamaanka Soomaaliya.

 

Xildhibaanada qaar ayaa doonaya in ay Xukuumadu weydo codka Kalsoonida baarlamaanka Soomaaliya ayadoo waqtiga Xukuumadu ku eg yahay 13-Oct-007 ,waxa ayna doonayaan in lasoo dhiso dowlada Cusub oo uu hogaamiyo raysalwasaare Cusub.

 

Mudanayaasha qaba in Kalsoonida wasiirada dib loo eego ayaa ubadan kuwa kasoo horjeeda sida ay wax uwado Xukuumada hada jirta oo ku guuldaresatey qabashada waxyaabo badan oo looga baahnaa.

 

Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujinaya talaabada iyo waliba labada Mooshinka kii Xildhibaano bata inkastoo gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ay ku xiran tahay kala hormarinta iyo muhiimsiinta ,balse waxaa khasab ku noqoneysa gudoonka baarlamaanka Soomaaliya in uu Xildhibaanada horkeeno kii Xildhibaano bata.

 

Raysalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xusul duub xoogan ugu jira sidii waqtiga loogu kordhin lahaa ayadoo Madaxda sar sare ee dowlada Soomaaliya qaar ka mid ah Qorshayaashan lugu waramayo in ay lug ku leeyihiin.

 

Faarax C/qaadir geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa buux dhaafiyey Xildhibaano fara badan
oo aan waligood
tagin Magaalada Baydhabo oo ah xarunta baarlamaanka Soomaaliya ayagoo doonaya in ay ka qeybqaataan Fadhiyada baarlamaanku yeelanayo labadan todobaad

Mhhhm,Pay day haye?

 

Mooshino iska soo horjeeda kuna wada saabsan Xukuumada hada jirta ayaa ka socda Magaalada Baydhabo qabanqaabo xoogan ayaana baarlamaanka Soomaaliya oo labo uqeybsan ugu jiraan in uu koodu hirgalo.

 

Mooshinka koowaad oo ay wadaan Xildhibaano badan ayaa ah In Xukuumada Cali Maxamed Geedi kalsooni cusub soo wadiisato isla markaana cod loo qaado jiritaankeeda ayadoo kan Labaadna yahay In Xukuumada hada ka shaqeyneysa dalka Soomaaliya waqtiga loo kordhiyo inkastoo Mooshinadaasi labada loo gudbiyey gudoonka baarlamaanka Soomaaliya

This will be some serious debate between the two camps. I mean,these MPs are skilled debaters,Watch Their past "debates" here.

Somali parliament in action

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Two motions

a) One requesting the ending of Geedi's Government.

b) The other requesting the extenssion of the current term of TFG.

 

Very comical indeed. Why cant both be brought to end since they are both failures and intertwined together.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Politics exists in a fuid and ever changing environment.

 

Thus the motion', is refelection of differences of opinion. As for the fight in parliment, its not unique to Somalia many hot blooded MP's have fought in Russia, Japan and other moe powerful nations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this