MoonLight1 Posted May 13, 2009 The ahlusuna guys are proving themselves to be a formidable force, they beat back the shabaab in maxaas hiiraan yesterday, so the next round of the war will be fought between these two forces. Vs Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted May 13, 2009 waar kuwa sare waa ahlu suufiya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted May 13, 2009 Maxay ku kala duwan yihiin Ahlu xer, Ahlu sunna, iyo Ahlu Anti Alshabab ,,,,waa halkii Tuujiye bahashu wareer badanaa niyow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 13, 2009 Maxaas.net Dagalka oo ah mid aad u xoogan isla markaana daryanka madaafiicda la isku weydaarsanayo laga maqalayo dhamaan deeganka maxaas ayaa saaka dagaanay balse laga cabsi qabo in markale uu dagaal kale sii dhaco Ciidamada maxakiimta islaamka oo Gaaf wareegayo dhamaan wadooyinka soogalo dagmada maxaas ayaa la arkayay ciidamadan ayaa ku hubeeysana huka cul culus iyo maka fudud dhanka kale dadka deeganka maxaas ayaa is kuku soo baxay magaalada ayoo dagaal diyaar u ah, Jawiga magaalada ayaa ah mid dagan saakay goobaha lamane garankaro in aay kooxahii shalay weerarka sooqaday aay markale ku soo wajahan yahiin balse waxaa jirta is abaabul aad u xoogan oo laga dareemayo magalada b/weyn iyo b/burte oo fariisin u ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted May 13, 2009 The first pic looks like they are having a shindig.. I used to love attending their xer parties.. They sure know how to have stylish Alla bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted May 13, 2009 ^^ Bunka ayaad u karin jidhay ,,, so ma aha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted May 13, 2009 Compare the 2: Surwaal gaabka (ikhwan muslimeenka) they used to beat us in Utanga for missing classes, not reciting tajweed and not putting proper hijab Xerta: They used welcome us with food, dancing, and freedom to mix with the opposite sex.. Guess which one we liked? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 13, 2009 ^Lol@freedom to mix with the opposite sex. Aniga weligeeyba Suufi baan iska ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted May 13, 2009 Geber markaa qaangaartey xaa ka filaheysey! Somehow..suufi waabad isaga egtahay lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted May 13, 2009 ^Paraganooq that is a compliment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted May 13, 2009 But you dont look one Sophist lol Sophist Ma rartey familka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted May 13, 2009 Ms DD, I think the fact that the Xerta welcome you with food, dancing and freedom to mix you liked them... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted May 13, 2009 I am more of the shabaab side of the border!- happily oblige in shabaabka la ila soo xashriyo than suufyidaan! Shirk wax sahlan ma aha. MSDD not yet! went on a business trip. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 13, 2009 Originally posted by Sophist: ^Paraganooq that is a compliment I know. Quote Share this post Link to post Share on other sites