Garaad Bari Posted March 13, 2007 Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo soo gaaray Muqdisho Mogadishu 13, March.07 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia , C/laahi Yuusuf Axmed ayaa si qarsoodi ah ku soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo amaanka caasimadda si weyn loo adkeeyay. Madaxweynaha Somalia oo ka soo kictmay magaalada Baydhabo ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho sida uu shabelle u sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Cilmi. Amaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay ka hor inta aanu imaan Madaxweyne C/laahi Yuusuf, iyadoo ciidamo Ethiopian ah la soo dhoobay wadooyinka qaar ee ku yaala caasimadda sida Madaxtooyada, Km4. X/weyne, X/jajab, iyadoo sidoo kale la xadiday isku socodka gaadiidka. Imaatinka Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku soo beegmay xilli shalay Baarlamanka Somalia uu isku raacay in xukuumadda Somalia ay si dhaqsi ah ugu soo guurto caasimadda, iyadoo Madaxweynaha uu arinkaasi taageeray. web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted March 13, 2007 Madaxweynaha Soomaamaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa yimid Magaalada Muqdisho, waxaan uu ku yimid Muqdisho diyaarad qaas ah oo ka soo qaadday Baydhabo. Madaxweyne Yuusuf ayaa imaantinkiisa Muqdisho wuxuu ku soo beegmay iyadoo xilli aysan hagaagsanayn Ammaanka Muqdisho, balse la sheegayo in howlgallo lagu sugayo amaanka uu Muqdisho ka billaabanayo. Imaanshaha Yuusuf ayaa waxay timid kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya uu shalay u codeeyay in Dowladdu ay u guurto Muqdisho, waxaana socdaalkiisaan ku wehliyo xubno ka tisan golaha Wasiirrada Soomaaliya oo iyaguna ku shaqeynaya Muqdisho, inkastoo aan la cayimid tiradooda. somaliweyn.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2007 C/laahi Yuusuf Axmed ayaa si qarsoodi ah ku soo gaaray magaalada Muqdisho, Hmmmmm ,,, Interesting Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 13, 2007 Miyu duumanayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted March 13, 2007 JB i dont think it would be wise to make public his arrival esp wat was happenning Xamar lately!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2007 that is what i noticed ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 13, 2007 Was he hiding in bushes? Mise gaariga qaadku so raacey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2007 ,,,,,,, waar odayga amaan sii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted March 13, 2007 no Northerner,,,, the P was not hiding in the bushes nor he came with Gaari Qaad,,, he flew in,, but his arrival was not known till was seen in Villa Somalia.... even though the security was very tight last 24 hrs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted March 13, 2007 Ciidamo Ethiopian iyo Somali ah oo la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho qaar Mogadishu 13, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo Ethiopian ah ayaa la dhigay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka banadir, iyadoo la xadiday isku socodka gawaarida dadweynaha ee BL ka ah. Ciidamadan ayaa goobaha saakay sida weyn loogu arkayo waxaa ka mid ah aagga Madaxtooyada oo si aad ah loo adkeeyay amaanka, iyadoo la mamnuucay isku socodka gaadiidka Blka ah ee ka shaqeeya wadada Oto Oto iyo Madaxtooyada. Gaadiidka Blka ah ayaa ka soo wareegayay xaafadaha, ka dib markii wadooyinka ay soo dhoobteen ciidamo. Ciidamadan oo ah kuwo somali iyo Ethiopian ah ayaa sidoo kale goobaha ay dhaq dhaqaaqyada ka bilaabeen waxaa ka mid ah degmooyinka X/weyne, Shibis, Boondheer iyo X/jajab. Dadweynaha ku dhaqan xaafadahaasi ayaa saakay ku soo baraarugay iyadoo ciidamo Ethiopian iyo kuwo Somali ah ay ku gadaaman yihiin. Ciidamadan isku dhafka ayaa la arkayay iyagoo koox koox u socda wadooyinka. Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay in ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ay dhaq dhaqaaqyo bilaabaan, hasa ahaatee waxa ay ku soo beegmeysaa xilli dowladda KMG ah ay sheegtay in ay u soo guureyso caasimadda Somalia, taasi oo maalintii shalay aheyd uu ansixiyay Baarlamanka Somalia. web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 13, 2007 War deg deg ah:- Madaafiic cul culus oo lagu weeraray xarunta Madaxtooyada iyo madaafiic kale oo jawaabo ah oo ku dhacaya xaafado ka tirsan Muqdisho dayniil.com Madaafiic haatan lagu weeraray Xarunta Villa Somalia War deg deg ah Madaafiic dhowr ah ayaa ku dhaceysa xarunta Villa Somalia, iyadoo ciidamada Ethiopia ay iyaguna madaafiic ku jaawabeen Xilli Madaxweynaha Somalia uu maanta soo gaaray caasimadda. .13,March,07 dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 13, 2007 Xabad ka socota isgosayska KM4 ee magaalada Muqdisho Newsxilli C/llaahi Yuusuf halkaas uu ku sugan yahay (Muqdisho}13.03-7 Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa agagaarka isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho kaas oo u dhexeeya ciidamada dawlada iyo kooxo dablay ah oo aan la garayn. Ilaa iminka lama oga khasaaruhu inta uu leegayahay waxaa rasaastu bilaabtay goor dhoweyd. News Desk WidhWidh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 13, 2007 WAR DEG-DEG AH: Qaraxyo waaweyn oo ka dhacaya Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Posted to the Web Mar 13, 14:07 Muqdisho (PP) – Qaraxyo waaweyn oo aan la garanayn cidda tuuraysa ayaa waxay hadda ka dhacayaan agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya, halkaasoo uu maanta soo gaaray madaxweynaha Soomaaliya. Madaafiicda ayaa waxay ahaayeen kuwo aad u fara badan, waxayna intooda badan ku dhacayeen Madaxtooyada, inkastoo aan la garanayn waxa ay sababeen iyo cidda ridaysa midna. Ilo wareedyo ku dhow Madaxtooyada ayaa waxay sheegeen in rasaasta aadka u xoog badan ay maqlayaan, waxaana dadka ku sugan Agagaarka Madaxtooyada ay sheegayaan in madaafiicda dhacaysa ay yihiin kuwo aad u xoog badan. Wixii faahfaahin ah kala soco Puntlandpost.com haddii EEBBE ogolaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 13, 2007 The coward is in trouble. Lets hope they capture him alive before he runs to Baydhabo under Tigree protection as usual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 13, 2007 We don't start trouble, but boy do we end it Our time, we like to spend it Snapping, boy do we heat up But we'll take time out to beat up A sucker, if he wants static Beatdown, yeah we got it Good, and we'll accomidate you Thanks to us, a lot of brothers hate to Come back, to this very day Cause losing's one thing we don't play If you're ever in a fight and you're beating one of us Break out, before you get bumrushed At the... Odaygii way haysataa mays tidhaahdeen~ Quote Share this post Link to post Share on other sites