General Duke Posted July 18, 2008 Odayaal la shaqeenayey Ngoyada gargaaraya dadka qaxootigaa oo lalaayey Posted to the MOL July 18, 2008, 9:15 am Niman dabley ah ayaa toogasho ku dilay maantoo jimcaa sadex oday kuwaasoo ka garabshaqaynayey hay adaha samafalka ee gudaha dalka soomaaliya kuwaasoo cunto ka qaybinayey Xeryaha dadka qaxootigaa ee ku yaal duleedyada magaalada muqdisho Dilkaan oo ay geysteen kooxo aan la garanayn ayaa umuuqda inay la socdaan falalkii ugu dambeeyey ee sida ula kacaa loo beegsanayey dadka samafalka kawada gudaha dalka soomaaliya gaar ahaan gobalada koonfureed oo kooxo mintidiin islaamiya dagaalo ka wadaan . Goobjooge magiciica la yiraahdo Abdikafi Hassan ayaa sheegay in midkamaida odayaashu uu isla goobtiiba ku dhintay halka labada kallana ay ku Go een isbitaalka. wuxuuna intaas ku daray ninkaasi inuu uga shakisanyahay dadka odayaasha laayey isla kuwii baryahan ugaarsanayey shaqaalaha hayadaha samafalka Mowjado dilal qorshaysana ayaa baryahaan la eeganayey hay adaha gargaarka xili kuwa kalle oo ajaaniibana kana shaqaynayey isla howlahaas samafalka Afduub loogu haysto gudaha gobalada koonfureed dadkaasoo ukala dhashay laba talyaani mid kenyana iyo kan kaloo udhashay dalka Bretain Dawlada federaalku waxay ku eedaysaa falakaasi inay ka dambeeyaan kooxaha islaamiyiintaa ee xiriirka la leh Alqaacida halka islaamiyiintuna dawlada qudheeda ku eedeeyaan inay ka dambaysa weeraradan lu laynayo dadka howlaha samafalkaa kawada dalka ay colaaduhu la dageen ee Soomaaliya Rabiile Abdikarim Gabanow Mudugonline Boosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites