Sign in to follow this  
Siciid1986

Axmed Siilaanyo Oo Ku Eedeeyey Xukuumadda Rayaale Dilkii Taliyahii Qabta 12-aad

Recommended Posts

Hargeysa (Golisnews.com)-- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta shir jaraa'id ku qabanaayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay ka danbaysay dilkii loo gaystay taliyahii qaybta 12-aad ee ciidanka qarranka Somaliland Marxuum Cismaan Yuusuf.

 

Guddoomiye Axmed Siilaanyo wuxuu sheegay in ay xukuumaddu damacsantahay in dilkaasi loo gaystay taliyaha la dambabaso isagoo si toos ahna ugu eedeeyey Guddoomiye Axmed Siilaanyo arrintaasi mu'aamarad uu maleegay Madaxweyne Rayaale "waxaa aad ogaydeen in la dilay alla ha u naxariistee taliyahii qaybta 12-aad ee ciidanka qarranka, waxaa jirta in guddi loo xil saaray baadhitaan ku samaysa dilka loo gaystay taliye cismaan, balse ayaan darradu waxay tahay in ay caddahay oo ay ku caddahay in xukuumadda jirta ay maleegtay mu'aamaraadka lagu dilay alla ha u naxariistee Taliyahu, waa waxaan loo dul qaadan karin, waa ayaan darro ah, waa fal fool xun oo runtii muujinaya heerka cadaawadda ah ee Rayaale wado" ayuu yidhi Mudane Axmed Siilaanyo

 

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye wuxuu sheegay in ay xukuumaddu waddo qorshe ah inay baab'iso guddidii loo xil saaray arrinta baadhitaanka dilka taliyaha ciidankii 12-aad ee ciidamadda qarranka Somaliland "waxyaabaha aanu hayno waxaa daliil u ah in Daahir Rayaale iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisu ay doonayaan inay burburiyaan guddidii loo xil saaray baadhitaanka arrintaasi"

 

Axmed Siilaanyo wuxuu soo dhaweeyey baaqii dhawaan ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Yaasiin ee ahaa in cid kasta oo ka danbaysay dilka taliyaha la soo taago cadaaladda "arrinta madaxweyne ku xigeenku ka dhawaajiyey ee ahayd in baadhitaan lagu sameeyo oo ciddii falkaasi ka danbaysay cadaaladda la hor keeno aad ayaanu xisbi ahaan usoo dhawaynaa, waxaanu leenahay yaan la dambabasin ee ha la siiyo guddida kalsooni iyo madax banaani buuxda" ayuu yidhi siilaanyo.

 

Guddoomiye Axmed Siilaanyo wuxuu ku eedeeyey Xukuumadda Rayaale inay falkani dilka ah ee ay fulisay uga dan leedahay sidii dalka uu khal khal uga dhici laha doorashaduna dib ugu dhici lahayd isla markaana Madaxweyne Rayaale xilka loogu kordhin lahaa "arrintani way caddahay oo waxay u caddahay ujeedada laga lahaa waxay ahayd in uun khal khal waddanka lagu geliyo oo doorashooyiinkii dib loo dhigaayey qayb ay ka ahayd, imikana waxay xukuumaddu wadda falkani kuwa kale oo la mid ah" ayuu yidhi Mudane siilaanyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now the main opposition leader of Somaliland, Mudane Siilaanyo releases a statement the the killed army leader in Las Anod was assassinated by Riyaale.

 

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^YEAH Siilanyo is a bad man huhh. He is a drunk huhh, he fell outside his house huhh..Hehehe, Siilanyo is a bad man, while Riiyaale is our beloved NSS President. This is what has become of the SNM and their delusions. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

:D:D

 

alla gumaysiga xuma. nimanka riyale madaxa sidu ka garacayay, isagii aabo modeen. snm veteran silanyo is now a drunk. loooooooooooool.

 

let give the confused lot a new term

 

RIYOPHILES haahehheeheehhe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

General duke, unlike your sorry excuse for a state puntland, we dont measure a man by his tribe but by what he has done for the state. Riyale has made Somaliland into a the largest land force, has liberated the entire east, has destroyed puntland completely, has boasted economic growth, has created a multi party democracy etc.

 

what has your taxi cab of a president done or any of the ones that past that amazingly all hail from one clan.

 

dont lecture me about delusion. mr. king of the deluded.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this