Gar-haye Posted March 31, 2008 Ciidamo Ethiopian ah Oo ka soo baxay Maanta Magaalada B/Weyne kuna sii jeeda degmada Buula burde ee Gobolka Hiiraan. Submitted by wararka on Mon, 03/31/2008 - 16:49. Muqdisho.29March. 08 (Sh.M.NetworkM.Network)-Ciidamo Ethiopian ah oo ka soo ruuqaadsaday xerada Jande kundisho ayaa waxa ay ku sii jeedaan dhinaca iyo degmada Buula burde ka dib markii maanta uu ka dhacay dagaal culus oo gacan ku haynta degmada ay la wareegeen ciidamada Midawga Maxkamadaha Islaamka. Wararka Caawa naga soo gaarayo magaalada B/Weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku leh xerada Jande kundisho ay ka soo amba baxeen iyagoo ku sii jeeda degmada Buula burde ee Gobolka Hiiraan. Dadka deegan degmada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa Caawa waxa ay ka wal walsan yihiin ciidamada Ethiopia ee ku soo food leh sida la sheegay degmada Buula burde xili kooxaha ka soo horjeeda DFKM ay ku sugan yihiin degmada, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in ay ka cabsi qabaan in uu dagaal markale uu ka qarxo degmadaasi. Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Daba geed, ku xigeenka dhinaca amaanka ee Maamulka Gobolka Sh/Dhaxe Maxamed Cumar Jaandhay iyo Mas’uuliyiin kale oo gacan ku haynta degmada ay kala wareegeen dagaalyahanada Maxkamadaha Islaamka ayaa waxa ay gaareen deegaanka Yasoooma oo 135 KM u jirta degmada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan. 135 km in such short time.. thats amazing, these fellows should be nominated to repressent somalia in the olympics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted March 31, 2008 Most likely these Xabashi troops will come to town empty of Insurgent troops. The new strategy employed by the insurgents is paying off handsomely. Dabageed orodkaa ka dhammaaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gar-haye Posted March 31, 2008 xarkana ugu dar. sheekada waxa modha tii cigaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted March 31, 2008 quote:There's a war goin on outside, no man is safe from You could run but you can't hide forever from these, streets, that we done took You walkin witcha head down scared to look You shook, cause ain't no such things as halfway crooks They never around when the beef cooks in my part of town Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted March 31, 2008 ^lol, tuugadii la hel maal mahaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted March 31, 2008 ^ picking off these xabash one by one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 1, 2008 135 km in such short time.. thats amazing, these fellows should be nominated to repressent somalia in the olympics This reminds me of Gen. Morgan when he ran away from his house in Hargeisa and reached the airport in few minutes isagoo kabo la' ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted April 1, 2008 ^Haa sheekada biyo raaciska haye! Hadoo Harar Jooga Hargeysa Xoreynta igga dheh Quote Share this post Link to post Share on other sites