Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Ministers Visit Harar

Recommended Posts

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyda Somaliland

 

 

JAMHUURIYADA SOMALILAND

WARSAXAAFADEED KA SOO BAXAY MADAXTOOYADA JSL

 

; 16/07/07

 

 

Wafti balaadhan oo ka socda JSL ayaa manta u anbabaxay kilalka Harargi ee dalka Ethiopia ama (Herer State) caasimada ay u tahay magaalada Herer.

 

Waftigaas oo ka kooban Wasiiro iyo saraakil sare oo ka tirsan JSL waxaa ka mida.

 

· Wasiirka Madaxtooyada Nuur Amiin Ismaacil.

· Wasiirka Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil).

· Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni.

· Badhasaabka MaroodiJeex Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad).

· Badhasaabka Awdal Maxamuud C/laahi Ciro.

 

Waxaanay Waftigaasi ka qayb gali donaan Xuska iyo dabaaldaga loo samayn doono sanad guuradii ka soo wareegtay qarnigii 10aad ama kun sanadood markii la dhisay magaalada Herer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadhwanaag 2007-07-16 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wefti Culus oo ka socda Xukuumada Somaliland ayaa manta u anbabaxay kilalka Harargi ee dalka Ethiopia ama (Herer State) Caasimada ay u tahay magaalada Herer ee Dalka Ethiopia, si ay uga qeybgalaan Xuska ama dabaaldega loo sameyndoono sanad-guuradii ka soo wareegtay qarnigii 10aad ama kun sanadood markii la dhisay Magaalada Herer.

 

Sida waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge, isaga oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sidan:-

 

“Wafti balaadhan oo ka socda JSL ayaa manta u anbabaxay kilalka Harargi ee dalka Ethiopia ama (Herer State) caasimada ay u tahay magaalada Herer.

Waftigaas oo ka kooban Wasiiro iyo saraakil sare oo ka tirsan JSL waxaa ka mida.

• Wasiirka Madaxtooyada Nuur Amiin Ismaacil.

• Wasiirka Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil).

• Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni.

• Badhasaabka MaroodiJeex Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad).

• Badhasaabka Awdal Maxamuud C/laahi Ciro.

Waxaanay Waftigaasi ka qayb gali-doonaan Xuska iyo dabaaldaga loo samayn doono sanad guuradii ka soo wareegtay qarnigii 10aad ama kun sanadood markii la dhisay magaalada Herer.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this