Jacaylbaro Posted July 17, 2009 Taliyihii Ciidamada G/Sanaag Coll C/laahi Cumar Cashuur ayaa dhaaca culusi soo gaadhay ka dib markii ay Rasaas ku Fureen Ciidamo Budhcad badeed ah oo Khilaaf soo kala dhex galay iyaga oo iyo Taliye Cashuur,, dhaawaca taliyaha ayaa yimi ka dib markii ay is af dhaafeen Taliyaha budhcada Laasqoray Muuse Axmed culusaw iyo Taliyaha Daraawiishta Sanaag kuwaasi oo Khilaafkoodu salka ku hayay Saamiga Lacagta budhcada Maraakiibta Laasqoray. Coll Cashuur dhawaaciisa ayaa la sheegay inuu Halis yahay waxana loola soo cararay magaalada Bosaaso, iyada oo la filayo in dalka dibadiisa loo qaado, Taliyaha Saadka ee daraawiishta Sanaag Mr Mataan ayaa saxaafada u sheegay in Taliyaha dhawaaciisu yahay mid khatar ah isla markaana uu Kooba ilaa haatan ku Jiro. Coll Cashuur ayaa mudooyinka lugta kula jiray Falal budhcadbadeednimo isaga oo Gaadiidka ciidanka Sanaag iyo qaar ka mid ah Ilaalada Taliyaha ayaa saranyihiin maraakiibta Laasqoray Afduubka loogu haytso. Warar aan wali si buuxda loo shaacin ayaa sheegaya in C/raxmaan Faroole uu dhawaan shaqada ka Carindoono Taliyaha waxana lagu bedelidoonaa Masuul aan wali la sheegin magaciiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 17, 2009 Foxnews: fair and balance iga dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 17, 2009 Actually, Afnugaal has matured a bit-I remember a time when they and few others used to refer Puntland as Mjtania. They still need to improve. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 17, 2009 War nimanka wax qoray af xumaa. Mafia inay isku xanaaday ka dhigeen sheekadii oo dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 17, 2009 ma jidhaa mise ma jidho tolow ? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 17, 2009 to the dude who started the thread: so that made your day , aint it? lol... so what if some soldeir is wounded or even killed in the line of duty? that hapens in every where... so now you scored a point , aint you? your country won a world war 3rd , give me high five , you are the champ , dude. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 18, 2009 Jacaylbro, I personaly contacted Coll Cashuur, and he is very much healthy and executing his day to day operations in Sanaag. He was very much suprised and started laughing when I asked him this here say,bogus,fabricated Dayniile news. In fact, Dayniile is an example of one virtual ******** house. Wax walba waa qoraan. Marka bal Bugland-na meesha kadaa, oo waa dhul Somaliyeede Puntland dheh. Odayga Cashuur ahna waa caafimaad qabaaye ku bushaarayso Puntland, Puntland, Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 18, 2009 loooooooool this is great news dakhtarka ma gayna ka dhawacmay mise waynu tarxiilna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 18, 2009 Mayee inantiina u meheri! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 19, 2009 Dee haduuba 2 Ardaagaaga ah qabaaye, maad xishootidoo tii 3aad na kusoo dartid Waad ogtahayoo Dhariga ama Digsiga si fiican uma istaago, ilaa 3 Dhardhaar ama Dhagax lagu taago Markaa Xididoow dhagaxii 3aad keena. Hana lakala xishoodo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 19, 2009 Originally posted by Hunguri: I personaly contacted Coll Cashuur, Faan weynaa ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 20, 2009 War ma faan badnee aniguuba nambarkiisa iga qaatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted July 20, 2009 From Mr. Bugland Faan weynaa ,,,,, Bal adiga yaa kaa faan badan. So calling the Col is faan but promoting a fabricated news is what... faataadhugle Quote Share this post Link to post Share on other sites