ANWAR Posted May 28, 2007 Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa waxaa lagu sheegay in lagu soo diiwaan galiyo dhamaan gaadiidka ka shaqeeya gobolka Banaadir mudo 30 cisho gudohood. Wareegtadan oo wareega hore quseysa gaadiidka xamuulka, basaska, tagaasida iyo dhamaac gawaarida u kala goosha gobolada dalka kana baxada gobolka Banaadir ayaa la sheegay in gaarigii u hogaansami waaya amarkan lala tiigsan doono sharciga. Gudoomiyaha gobolka ayaa ku sheegay wareegtada in talaabadan ey muhiim tahay in et kusoo rogaan gawaarida oo uu ku sheegay in eysan laheyn wax lagu aqoonsado taasna ey khalkhal ku noqon karto amaanka iyo sharciyada taraafiga. Waa markii ugu horeysay mudo ku dhow 17-sano oo lagusoo rogo sharciga tarafikada gaadiidka caasimadda Somaliya iyo guud ahaan dalka Somaliya, waana talaabo wax ku ool ah oo ey ku tilaabsato dowladda dhexe ee Somaliya. Calanka.com: the FUTURE http://www.biyokulule.com/Mogadishu%20view2.jpg Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 28, 2007 lol...this must be a hard job. I wonder sida gaadiidka la kala dhacay loo diiwaangelin, tolow is qabqabsi badan waa jiri haddiiba arrintani ay dhacdo. Maxamed Dheere ayaad mooddaa inuu saa'id u dheeraynayo, maxaa mar walba keligiis ka hadlinaya aaway ku-xigeennadiisii qoladan ama maamulkan amxaaradu ku adeegato, maamulayaashii degmooyinka, wax shirar ah ee ay yeesheen ma maqalno. The guy just like attention wuxuuna jecelyahay inuu nidaam diktatooriyad ah ku shaqeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 28, 2007 ^^ Abwaanoow hal iga qor, mar dhow M Dheere & Maxamed Dheere madaxa is la galay waad arki doontaa. Berina Maxamed Dheere wuxuu orani Yeey press confress aan ogayn magaalada kuma uu suubin karo, wafdi aan aniga ogayn ama aanan isoo marina ma uu qaabili karo. Bal adiguba si dheh. Jowhar waa asagii uga soo cararay, haddana ma xamar ayuu ka cararaa! we'll find out! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 29, 2007 Max'ed Dheere waligiis 'batante' ma qaatay? Heck, waligiis matante xataa ma gishan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 29, 2007 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Heck, waligiis matante xataa ma gishan. Just out of curiousity, how did you come to know that sxb.? Quote Share this post Link to post Share on other sites