Saalax Posted May 21, 2010 Hargeisa(Ramaas) May 21, 2010 - Ciidamada Qaran Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka sool, ayaa lagu soo waramayaa in ay gaadheen Degmada Widh-widh ee Gobolka Sool, halkaas oo ay fadhiisin ka samaysteen. Ciidanka Somaliland ee gaadhay maanta degmada Widh –Widh oo watay gaadiidka dagaalka iyo hub culus oo kale, ayaa la sheegay inay halkaas ku gaadheen si nabada ah, iyagoo aan la kulmin wax carqalada ama iska horimaad ah, ayaa waxa ay degeen badhtamaha Magaalada Widh-widh. Degmada Widh-widh oo 30- Km u jirta Magaalada Buuhoodle, ayaa la sheegayaa inay si nabad ah ku dageen degmadaasi. Gelintaanka ciidanka qaranka ee Somaliland ee Degmada Widh-Widh, ayaa qayb ka ah dhaqdhaqaayo ay ciidamadaas ka wadeen gobollada Bariga Somaliland, oo ay ku adkaynayaan amaanka goobaha kaadh bixinta oo beri la filayo inuu wejigii labaad dib uga bilaabmo guud ahaan dalka. Dhinaca kalena, dagaalada Maanta ku dhexmaray dadweynaha Magaalada Buuhoodle iyo Ciidamo Itoobiyaan ah, wararkii u dambeeyey ee naga soo gaadhay Magaaladaasi sheegayaan inuu caawa fiidkii qaboobay dagaalkii maanta halkaasi ka dhacay. Ramaasnews Desk Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2010 Good news well done Ciidanka qarranka Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 21, 2010 Indeed sxb good luck to somaliland and it's bid to catch the terrorists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 21, 2010 BM21ka lala dhiciin doono kashmiir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 22, 2010 Somaldiidk(xabashida iyo snm) waa cadowga kowaad Somalia, waana laga xoreenayaa dhamaan dhulka soomaalida sida widhwidh, laascaanood, Burco, Hargeysa, Barbara Insha Allah amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 22, 2010 Dalmar, actually cadowga soomaaliyeed wa SSC who want to create chaos and instability inshallah they will be tamed back to their place. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 22, 2010 Xaqiiqda iyo runta hadii laga hadlo cadowga soomaalyeed waa somalidiid, Somalidiid want to divide and kill innocent somali people and create wars inside Somalia. Insha allah somalidiid will be defeated, and all Somalia including northwest region will be liberated from Somalidiid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 22, 2010 Dalmar, SSC started it's their own fault they fired shots at over the border at the troops who were stationed in the buhoodle - gaashaamo district side when they had some misunderstanding of the 70 trucks which was taken earlier to gaashaamo, then the ethiopia troops reacted to the shots fired by the buhoodle militia and attacked the city, so i say it's their own fault mac sonkor, about where is General Saado Cali? the woman who made the many war encouraging songs bal maanta mixi ka faeeday? ee sheeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 22, 2010 In another words, you meant to say your maleeshiyo has designated the coordinates its mass graves. Quote Share this post Link to post Share on other sites