Sign in to follow this  
osman_nz

Puntland Telephone Company Golis Extending Coverage Into Small Towns Of Puntland

Recommended Posts

osman_nz   

 

10847.jpg

 

Shirkadda Isgaarsiinta Golis oo Gobolk Bari ka hirgeliay mashaariic taariikhi ah

 

Shirkadda isgaarsiinta Golis ayaa markii u horaysay ka hirgelisay adeegga Isgaarsiinta Casriga ah deegaanada loo yaqaan Calbari oo ay ka mid yihiin (Caluula , xaabo, Bareedo, Geesaley , Murcanyo , Sayn , Garbo , Ceelqud , deegaamada kaamamka iyo dhulalka ku xeeran oo dhan.

 

Hirgelinta mashruucan shirkaddu waxay u gashay juhdi balaaran , waxayna adeegsanaysay doonyo, laashash, iyo mararka qaarkood gaadiid xoolaad si ay adeegaas u geyso dhulkaas aadka u adag oo aan lahayn wadooyinka , sida uu noo xaqiijiyey madaxa Ganacsiga & Suuqgeynta Golis Cumar Ciise Maxamed.

 

“Ujeeddada ugu weyn ee aan isgaarsiintan u geynay dhulalka buuraleyda ah waa in dadka deegaanadaas aan ku soo xirno bulshada inteeda kale , loo abuuro shaqoooyin kana dhabayno halku dhegayayaga ah (Isgaarsiinta Golis waa xaq loo gudboon yahay, qof kastana waa inuu ka helaa meel gacantiisu gaadho)”sidaa waxaa yiri madaxa Hawlgalada shirkadda Golis C/laahi Cali Cumar oo u waramayay Saxaafadda .

 

Runtii horumarka weyn ee shirkadda Golis ka waddo deegaanada balaaran ee ay ka hawlgasho waa mid aad loo soo dhoweeyey , dadweynuhu way hadal hayaan wayna u ducaynayaan , waxaana la dhihi karaa waa shirkada yeelatay aqoon iyo karti horumarineed oo ku dayasho mudan .

 

Isku soo wada duuboo Golis Telecom Waa astaanta Horumarka dalka iyo hogaamiyaha isgaarsiinta .

 

Source:Golis Telcom

 

SBC International Boosaaso

Source http://www.allsbc.co m/view.php?articleid =10847

 

Excellent news remote districts of puntland in bari and sanaag will be having telephone coverage and new job creation. Excellent job by golis telephone company.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this