Sign in to follow this  
RedSea

SL's army commander meets the press...2 defacted soldiers among his points.

Recommended Posts

RedSea   

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Gen.Nuux Ismai Taani.

 

u_2d_2006-12-5-14-31-31f_DSC08694.JPG

 

hadhwanaag 2006-12-05 (Hadhwanaagnews) Hargeysa (HWN) - Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa manta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Taliska guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland. Ayaa waxa uu jawaab kaga bixiyay war ku soo baxay jariidada Haatuf oo ay laba askari oo ka tirsanaa ciidanka Qaranka ee Somaliland qaybtiisa 12-aad ee xaruntiisa ay tahay gobolka Togdheer, waxaa kale oo uu kaga waramay shirkisa jaraa'iid Waxqabadkii iyo horumarkii uu sameeyay ciidanka Qaranku dhawrkii sanadood ee tegay .

Shirkaas jaraa’id wuxuu hadalkiisa ku bilaabay Taliyaha Ciidanak Qaranka ee Somaliland sidan:

‘’Shirkan jaraa’id waxaan kaga jawaabayaa maqaalka lambarkiisu yahay 1277 ee Jariidada Haatuf ee Maalintii Isniintii soo baxay ayaa waxyaabo aan laaiq ahayn ay ku qornaayeen aan ciidankana u wanaagsanayn ,. Aan Runa ahayn taas ayaan doonayaa markaa inaan kaga jawaabo , horta anaga iyo Bahda Saxaafadu laba askari ayuunbaanu nahay , Anaguna qori ayuunbaanu ku dagaalanaa, idinkuna qalin ayaad ku dagaalantaan , markaa haddii aad qalin kiinii xagayaga kuwii qoriga ee aad isla midka ahaydeen , xagayaga aad u soo jeedisaan , horta waa mushkilad .

Cinwaanka halkan ku yaala iyo waxa gudaha ku yaalaana wax is leh ma aha, laba qaybood ayaan u kala qaadayaa.

 

read rest of his response here

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^well deputy defense minister..well something in that regard was fired the other day after he accused the state of stealing the military's funds, he was mostly upset about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Isn't this expected from their lips? I mean after all, they would try to character assassinate men that have deserted them, right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed oo ku eedeeyay dowladda Mareykanka in ay hal dhinac u xaglineyso.

 

 

Muqdisho, 07-December-06 (Qaadisiya.com) Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha fulinta maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Sheekh C/raxmaan Maxamud Faarax Janaqow ayaa ku eedeeyay dawladda Mareykanka in ay u xaglineyso dhinac ka mid ah dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya, waxa uuna ku tilmaamay qaraarkaasi dawladda Mareykanka ay marsiisay golaha ammaanka ee QM mid nidaamka Tikreega u fasaxaya qabsashada dalka Soomaaliya.

 

Dowladda Mareykanka ayaa dano gaar ah ka leh qaraarkaasi ay marsiisay golaha ammaanka ee QM,waxa ay dooneysaa in ay burburiso nidaamka isaamiga ee ka hana qaaday dalka Soomaaliya ee u istaagay bad baadinta umadda Soomaaliyeed.

 

Sheekh C/raxmaan Janaqow oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta maxkamada islaamiga ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ujeedka qaraarkan uu yahay sidii dalka loogu gacan gelin lahaa nidaamka Tikreega oo haatanba duulaan ku ah dhulka Soomaaliya,isagoo xusay in kulanka golaha ammaanka aan lagu soo qaadin ciidamada ajaanibta ah ee ku soo duulay dalka oo ay horkacayaan nidaamka Tikreega.

 

"Qaraarkan Mareykanka waa mid hal dhinac u xaglinaya waxa uuna mijo xaabinayaa wadahadalkii u socday maxkamadaha islaamiga iyo dawladda fadhiidka ah ee joogta Baydhabo" ayuu yiri Sheekh C/raxmaan Janaqow.

 

 

"Qaraarkaasi sidoo kale kama hadlayo ciidamada ajaanibta ah ee haatan jooga gudaha Soomaaliya kuwaasoo dhibaatooyin kala duwan ku haya shacabka Soomaaliyeed".

 

Golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ka fiirsato colaada laga hurinayo dalka Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Africa,waxa ayna wacad ku mareen in shacabka Soomaaliyeed ay ka difaaci doonaan cid kasto oo duulaan ku soo qaata dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Dowladda Mareykanka ayaa dano gaar ah ka leh qaraarkaasi ay marsiisay golaha ammaanka ee QM,waxa ay dooneysaa in ay burburiso nidaamka isaamiga ee ka hana qaaday dalka Soomaaliya ee u istaagay bad baadinta umadda Soomaaliyeed.

 

No Kidding!

 

Did they just find that out? Since when did the US supported Islamic fundamentalist?

 

Khaat la'aantiibaa wadaadada wax u dhintay. U malayn maayo nin siyaasi sheeganayaa inuu sidaa u hadli lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

Mr red Sea

ayaan daro waxa weeye nin ninkale ku awrkacsado...

I always use to say that ... I love that principle if you care. We must halt USC/ICU offense where ever it is. Yeeynaan Awrkacsasho waligeen ogolaan . when did USC/ICU stood--virgue of Dean and Sovernity.... This time is unaccebtable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Qudhac:

Mr red Sea

 

isnt funny how you seem to be hell bent on reporting any negative issues concerning Sl these days, to appease those filled with hate for our country who seem to bully you to that corner.

 

 

ayaan daro waxa weeye nin ninkale ku awrkacsado...

With all due respect mr.Qudhac ha igu qaldamin.Obviously there is nothing negative about reporting a press conference which was held by our military commander therefore,I think you would agree on this,but had just gotten the wrong perception of this all,due to some respondents.

 

The unparrelel success of Somaliland may not sit well with some,so for those I would offer them to kiss it.

 

Aniga nina iguma sheekayn karo waxaan aaminsanayn,hadii aan wax khalad ah arkana cidna uma joojiyo,so saxib,spare what you have to say for those who really report negativitiy about Somaliland,because it's not mr.red sea.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this