Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Puntland: Qardho clan elders arrested

Recommended Posts

Ciidamada Amaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay In Ka Badan 40-Oday Dhaqameed Oo Ku Sugnaa Qardho

Warkii 09-Dec-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho

Xasarada iyo qabqabashada dadka shacabka ah ayaa kusii kordhaysa gudaha maamulka puntland taasoo dhalisay xaalada nabad gelyo o faraha kasii baxaysa iyadoo ay manta Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay Xabsiga dhigeen in ka badan 40- Nabadoon oo lagu eedeeyay inay guubaabinayeen dhalinyaro la sheegay inay abuurayeen xaalada amaan daro

 

 

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa la sheegay inay howlgalo ay ku baadi goobayaan ciidamada amaanka Maamul goboleedka Puntland sadexdii cisho ee la soo dhaafay ay ka wadeen qeybo ka mid ah Magaalada qardho ayay ku soo qabqabteen in ka badan 40-Oday oo nabadoono ah kuwaasoo ay ku eedaynayaan ciidamada amaanku inay abuurayeen khal khal colaadeed

 

 

 

Sidoo kale qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada qardho oo lasoo xiriiray xafiiska warqabadka afnugaal ee muqdisho ayaa tibaaxay inay ciidamada amaanka ee puntland ay jaahwareer iyo qas ka abuureen magaalada qardho taasoo ay beruyahanba ay la gebi dhaclaynaysay guud ahaan maamulka puntland xaalad amaan daro oo kusoo korodhay

 

 

 

Magaalada Qardho oo ahayd magaalooyinka ugu degan puntland ayaa manta laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah taasoo ka abuurantay qabqabashada odayaasha dhaqanka ee laga urursaday Gudaha magaaladaasi islamrkaana laga cabsi qabo inay keento xaalad amaan xumo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Muqdisho

 

Afnugaal News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Ciidamada Amaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay In Ka Badan 40-Oday Dhaqameed Oo Ku Sugnaa Qardho

Warkii 09-Dec-2009 iyo Qormadii:
Xafiiska Muqdisho

Unbelievable, these fake reporters lie lie and lie some more. 50 young men were arrested in Qardho who were carrying knives and pistols. Everyone is praising the security forces for taking control of the situation. They got to the problem before it became bigger. But of course the secessionists with help from the their offices in "Muqdisho" will try and spin that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo.

and u said this in another thread:

 

haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo.

and u said this in another thread:

 

haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa

Jacaylbaro you are putting my words out of context

Those are two different things the elders need to their work keep the peace between clans. They are not suppose to make political decisions for the country.

 

Let’s put it like this my friend there are clan tensions in puntland right now, the elders are trying to find a solution.

 

Unlike our elders they are to busy extending riyaales terms in office every single time. While we still have clan disputes in ceel baardaale . Do you understand?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this