Xaaji Xunjuf Posted December 9, 2009 Ciidamada Amaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay In Ka Badan 40-Oday Dhaqameed Oo Ku Sugnaa Qardho Warkii 09-Dec-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho Xasarada iyo qabqabashada dadka shacabka ah ayaa kusii kordhaysa gudaha maamulka puntland taasoo dhalisay xaalada nabad gelyo o faraha kasii baxaysa iyadoo ay manta Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay Xabsiga dhigeen in ka badan 40- Nabadoon oo lagu eedeeyay inay guubaabinayeen dhalinyaro la sheegay inay abuurayeen xaalada amaan daro Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa la sheegay inay howlgalo ay ku baadi goobayaan ciidamada amaanka Maamul goboleedka Puntland sadexdii cisho ee la soo dhaafay ay ka wadeen qeybo ka mid ah Magaalada qardho ayay ku soo qabqabteen in ka badan 40-Oday oo nabadoono ah kuwaasoo ay ku eedaynayaan ciidamada amaanku inay abuurayeen khal khal colaadeed Sidoo kale qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada qardho oo lasoo xiriiray xafiiska warqabadka afnugaal ee muqdisho ayaa tibaaxay inay ciidamada amaanka ee puntland ay jaahwareer iyo qas ka abuureen magaalada qardho taasoo ay beruyahanba ay la gebi dhaclaynaysay guud ahaan maamulka puntland xaalad amaan daro oo kusoo korodhay Magaalada Qardho oo ahayd magaalooyinka ugu degan puntland ayaa manta laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah taasoo ka abuurantay qabqabashada odayaasha dhaqanka ee laga urursaday Gudaha magaaladaasi islamrkaana laga cabsi qabo inay keento xaalad amaan xumo Xafiiska Muqdisho Afnugaal News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2009 Adna reer Bugland baa lagu daba dhigay ,,,,, belo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 9, 2009 ^He's not alone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 9, 2009 Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted December 9, 2009 Ciidamada Amaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay In Ka Badan 40-Oday Dhaqameed Oo Ku Sugnaa Qardho Warkii 09-Dec-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho Unbelievable, these fake reporters lie lie and lie some more. 50 young men were arrested in Qardho who were carrying knives and pistols. Everyone is praising the security forces for taking control of the situation. They got to the problem before it became bigger. But of course the secessionists with help from the their offices in "Muqdisho" will try and spin that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2009 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo. and u said this in another thread: haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 9, 2009 Warya JB maad xunjufkaada naga qabsato. haddana qardho buu war ka sheegaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 9, 2009 So clan elders in puntland carry knifes and guns this Is something new to me Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 9, 2009 ^grey matter is also new to you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 9, 2009 xaaji-How do you deduce that? LoooL@SS Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 9, 2009 from what he post and acronym of his name Xija Jufxun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 9, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo. and u said this in another thread: haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa Jacaylbaro you are putting my words out of context Those are two different things the elders need to their work keep the peace between clans. They are not suppose to make political decisions for the country. Let’s put it like this my friend there are clan tensions in puntland right now, the elders are trying to find a solution. Unlike our elders they are to busy extending riyaales terms in office every single time. While we still have clan disputes in ceel baardaale . Do you understand? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2009 No i don't understand ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 9, 2009 You understand exactly what I am saying but your udubness has blinded you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2009 I still don't understand ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites