Juje Posted September 2, 2009 Amiirka Al-shabaab Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo ka hadley Somaliland. Amiirka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaabul Mujaahidiin Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo fariin cod ah soo gaarsiiyay Saxaafadda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu uga hadlay Xaaladaha Amaan, Dhaqaale, Siyaasadeed & Maamul ee Somaliland. Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr, waxa uu sheegay 18 Sano ka dib Shacabka Somaliland, wax hormar ah oo lataaban karo inaaney gaarin, ayna la degeen Maamulo xun oo dhinac walba ka cunaqabateeyay. Dhaqaalihii wadanka ayuu ku ku sheegay Hadalkiisa in loo gacangeliyay Shisheeye, sida Xoolihii Noolahaa oo loo xanibay Ganacsade Shishee iyo Dekeda Ber-bera oo iyana Shisheege loo gacan geliyay. Shaqo la’aan baahsan oo ka jirta Wadanka ayuu sidoo kale ka hadley Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr, waxa uuna sheegay dhalintu inay arintaa daraadeed Tabriib ku dhamaadeen. Inta yar ee la shaqaaleysiiyay Shacabka laga dhigey Dhar-cad. Xidhiidhka Maamulka Rayaale & Itoobiya ka dhaxeeya ayuu sidoo kale ka hadley, waxa uuna arintaa ku tilmaamey mid khatar weyn oo dhan walba ah dalka iyo dadkaba ku ah. Fariinta Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr ayaa sidoo kale xambaarsaneyn fariin u shacabka Somaliland kula hadlayay, waxa uuna kula taliyay Dhaqan gelinta Shareecada Islaamka inay u istaagaan kana tashadaan Maamul uu ku tilmaamey dhuuniqaatayaal danahooda mooyaani cidkale aan dan ka laheyn. Culimada iyo waxgaradka ayuu sidoo kale la hadley waxa uuna kula taliyay inay u istaagaan hanuuninta, wanaajinta iyo badbaadinta Shacabka, Cilmigoodana uga faa’iideeyaan. Dhalinyarta ayuu sidoo kale Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr la hadley waxa uuna kula taliyay inay dowrkooda badbaadinta Umada uga aadan u istaagaan. Ugu danbeyntii Shacabka ayuu si guud ula hadley waxa uuna ugu baaqey inaaney soo dhaweysan Itoobiya iyo wax la hal maala, guryahooda ayna ka kireynin kana agdhaawin meel ay joogaan. Fariintan uu Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr u dirtey Maamulka Somaliland oo noqoneysa tii ugu horeysay, iyada oo cod ahna laga sii daayay qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaanu jirin hadal jawaab u ah oo ilaa iyo hadda ka soo baxey dhanka Maamulka Somaliland. www.somalimirror.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted September 2, 2009 opportunism? lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 2, 2009 Originally posted by Fabregas: opportunism? lol. Loooool! They noticed an opening in there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 2, 2009 Alot of the stuff is factual though-I wanna know where Red would stand on this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hadoodil Posted September 2, 2009 Somaliland talo ugama baahna abu-Zuber iyo wax la mid ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted September 2, 2009 there are so many fake sheikhs making “loud noises" like this guy ..shacabki muqdisho ayuu barakiciyay markaasu umad kale kumashqulaya oo fitno inu kadhexd haliyo rabaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 3, 2009 How many 'sheekhs' soo baxday the last few years horta? Kii la arko waa sheekh. Wax naga sheekh badan oo naga aqoon diimeed darana ma jirto. Magac sheekh ixtiraan lahaan jiray ee waa lagu dheel dheelay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 3, 2009 Yes axmed abdi godane he wants to join ucid welcome back son faisal cali waraabe badalaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 3, 2009 He spoke the truth. I agree with everything he said specially the berbera port situation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted September 3, 2009 Look who is talking? He's the only one who actually murdered innocent people in Hargeisa. Talking about hypocrisy. He's barking out of his butt-hole! Tell him there is a bullet waiting for him in every corner in Somaliland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2009 Bring it on boy .............. let's see what u got here you bloody vampire. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 3, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: Bring it on boy .............. let's see what u got here you bloody vampire. Dey he hadu cabsi bilabey - war wax ku sosocda malahe dhexda dhuqso... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2009 xagay soo mariba ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2009 Afhayeenka Ciidanka Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya C/laahi Xasan Bariise oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa hadalkii Amirka waxa uu ku tilmaamay mid dhibaato looga abuurayo deegaano hadda degen oo katirsan gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya . Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted September 3, 2009 shaykhul Mujahid has spoken Quote Share this post Link to post Share on other sites