Sign in to follow this  
General Duke

Calm returns to Mogadishu...

Recommended Posts

Dagaalkii ka socday Muqdisho oo caawa iskiis u hakaday

 

Muqdisho-11.May.2006 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalkii u dhaxeeyay Midowga Maxkamadaha Islaamiga iyo Isbahaysiga

la dagaallanka waxa loogu yeero argagixisada uu iskiis u qaboobay markii uu gabalku dhacay.

 

Dagaalkan oo ka socday xaafadaha Sii Sii, Yaaqshiid iyo Hiriwaa ayaa ahaa mid socday inka badan 24 saacadood oo aan kala go’ lahayn ayaa sababay dhimasho aad u tira badan iyo dhaawac.

 

Maalintii 5aad ayaa u go’day dagaalka iyadoo ay ku dhinteen in ka badan 100 ruux.

 

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Xalay iyo kii maanta wuxuu ahaa mid aad u badan iyadoo Isbitaallada la dhigay dad aad u tira badan sida uu ku soo warramay wariyaha SBC ee magaalada Muqdisho MM Dhoore.

 

Wariyuhu wuxuu sheegay in waxyeellada ugu badan ee dagaalka ay soo gaartay dadka rayidka ah.

 

 

MM Dhoore

SBC Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this