Sky Posted December 20, 2005 Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii, Dhisme Cusub oo ay leedahay Jamacada Bariga Afrika oo la Furay iyo u diyaar garaw loogu jiro Soo dhaweynta Madaweynaha DFKG Soomaaliya iyo Raysal Wasaraha DFKG Soomaaliya. SomaliTalk.com | Boosaaso | Dec 19, 2005 Kulliyada Cusub ee laga dhisay Jaamacada Bariga Afrika ee Boosaaso Waxaa Caawa lagu gudoonsiiyay Shahaadooyin Jaamacada Bariga Afrika Ardaydii ka Qalin jabisay Jaamacad Bariga Afrika ee ugu horaysay Shahaadooyinkaa ayaa waxaa Gudoonsiiyay Madaxweynaha DGPL Gen: Maxamud Muuse Xirsi (Cade). Xaflada Qalin jabinta oo ahayd mid aad u qurxoonayd ayaa waxaa ka soo Qayb galay Safiirka Jaamacada Carabta ee Soomaaliay Cabdala Mubaarak, Safiirka Dalka kenya ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afay, WAkiilka UNDP Soomaaliya Maxwell Gaylard , Qaar ka mida Wasiirada DGPl iyo Wafuud ka kala socota Jaaliyada Dibada Madaxweynaha ayaa waxa uu xariga ka jaray Dhisme Cusub oo ay dhistay hay,ad Kuwait ah kaasoo loogu tala Galay in ay wax ku dhigtaan Kuliyada Dhaqaalaha iyo Kuliyada Computarka. Xafladaa ayaa waxaa ka hadlay Hormuudka Kuliyada Waxbarshada Muxidiin Cali oo ka warbixiyay dhibka ay jaamacada ku bilaabatay iyo hada heerka ay marayso, Waxaa kaloo ka hadlay Arday ku hadlaayay Magaca Ardayda qalin jabinaysa , waxaa kaloo ka hadlay Safiirada Jaamcada Carabta, Dalka kenya iyo Wakiilka UNDP oo intaba balan qaaday in ay Caawin doonaan Jaamacada Bariga Afrika Boosaaso, Waxaa kale oo ka hadlay Beeldaaje Faarax oo ku hadlaayay Magaca Hogaamiye Dhaqameedyada Beeldaaje Faarax oo ka hadlaya xaflada Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Dr. Cabduqaadir oo kahadlaya Xafladii Ingineerada Dhisay Kuliyada Cusub Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted December 20, 2005 Madaweynaha oo Gudoonsiinaya Shahaado Arday kamida Ardaydii ka Qalinjabisay Kuliyada Sharciyada. Guud ahaan Xafladii ayaa Waxa ay ku dhamaatay Jawi aad u wanaagsan. Dhanka kale waxaa aad loogu diyaar garoobayaa soo dhaweyntii Madaweynaha DFKG Soomaaliyeed iyo Raysalwasaaraha DFKG Soomaaliyeed oo lagu wado in ay yimaadaan Puntland u diyaar garowgaa ayaa waxaa waday Dowlada Hoose Boosaaso. Madaxweynaha DGPL oo Xariga kajaraya Dhismaha Kuliyada Cusub ee Jaamacada Bariga Afrika Boosaaso Gudaha dhismaha cusub ee Kuliyada Waxbarashada Jamacada Bariga Afrika http://www.bosaso-university.net/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 20, 2005 Highly admirable. Specially love the new attire - not pretentious, yet classy: a breakaway from the European style of wearing the black robe and the matching hat. This is the future. Well done to all! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yeniceri Posted December 21, 2005 Congrats to those students and unique graduation attire indeed! East Africa University - I always thought that to be a highly ambitious name. But those people in Bossaso always shooting for the stars. Madaxweynaha ayaa waxa uu xariga ka jaray Dhisme Cusub oo ay dhistay hay,ad Kuwait ah kaasoo loogu tala Galay in ay wax ku dhigtaan Kuliyada Dhaqaalaha iyo Kuliyada Computarka. Excellent! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Scientist Posted December 21, 2005 Fantastic news :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 21, 2005 Private schools and colleges in Puntland have been a success story. These pictures remind me of students with access to quality higher education and better lives. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdgirl Posted December 21, 2005 wow, congrats to the sistas and brothas though it seems unreal after 14years of chaos and we have people graduating from colleges Did we beat the odds this time or what? Hurray! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 22, 2005 Let it be remembered whenever you see adorable achievement, someone or group of people are working hard 24/7 behind the scenes therefore let us pray for those who strife always for the common good of their communities. Congrats on the new graduates from EAU, my best regards goes also to the grads of Amoud University, Mogadishu University and the likes Quote Share this post Link to post Share on other sites