Emperor Posted January 16, 2009 Golaha Guurtida ******* ee G/Banaadir Xafiiska xoghaynta guud: War-saxaafadeed. Jimco 16. 01. 2009 Maanta oo ay Taariikhdu tahay 14/01/2009 ,fadhi ay isugu yimaadeen Isimada,Guurtida,Aqoonyahanada iyo wax-garadka Beesha ******* ,dood,wada-xaajood iyo falanqayn dheer ka dib,waxay isku af-garteen Qodobada soo socda:- 1-Beeshu waxay si buuxda u taageertay Doorashadii habka Dimoqoraadiga ah u dhacday ee lagu doortay Gud Golaha Baarlamanka Puntland MD: Abdirashid 2- Beeshu waxay kula talisay Madaxwene C/raxmaan Sh. Maxamuud (Faroole) iyo ku-xigeenkiisa C/Samad Cali Shire inay sugaan Ammaanka Gobolka,gaar ahaan dhinaca Burcad-badeedka oo loo tiriyo in ay qayb ka yihiin xubno sar-sare oo ka tiesan mas'uuliyiinta DGPL,sida ku xusan Resolutionka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay SC/9546 ee 19 December 2008,waxaana aan idinkula talinaynaa inaad arrintan is-kaashi kala yeelataan Beesha Caalamka,isla markaasna jawaab cad ka bixisaan Eedeynta Guddiga Monitoring Group oo soo gudbiyay war-bixinta. 3-In ay Beeshu meel kasta ha joogtee ay si buuxda u taageerto Guusha ka soo baxday tartankii Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ,kuwaasoo kala noqday M/weyne C/raxmaan Sh. Maxamuud iyo M/Xigeen C/Samad Cali Shire. 4- Beeshu waxay si adag u tilmaantay in la dhamaystiro hay'adihii Dawliga ahaa ee ay is-hortaageen Maamulladii ka horeeyay sida Nidaamka Axsaabta badan(Multi Party) iyo Dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah (Constitutional Court) si looga gudbo hab-beeleedka tagaadiyay Geedi-socodka siyaasadda iyo yoolkii ay Ummaddu higsanaysay,isla markaasna saamayn ku yeeshay hab-raacii xulashada higaanka Xukuumadda loo xuli lahaa. 5-Beeshu waxay la socodsiinaysaa Masuuliyiinta DGPL in lagu darsaday, Hanti iyo Ciidan DFKS,kuwaasoo dhammaantood ay gaar u leedahay DGPL,Gaadiidkasi sidaas darteed waxaan Madaxda MGPL ka codsanaynaa inay arrimaha Hubkan iyo Ciidankanba kala hadlaan Madaxda Amisom iyo Africa Peace and Security Commission (Ambasador Lamanana) oo u dhashay Aljeeriya,taasoo aan ula jeedno haddii la dhiso Ciidan Qaranna Hubka iyo Ciidankuba waxay ka mid yihiin agabka DFKS,haddii ay suurtoobi weydona waxaa laga doonayaa Madaxdaas inay keenaan tubtii lagu furdaamin lahaa Hubka iyo Ciidankaba,waana inaad Go'aan kala gaartaan arrinta oo leh khatarteeda. 6- Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa waxaannu kula dardaarmaynaa inay door muuqda ku yeeshaan ka go'aan gaarista arrimaha Siyaasadda iyo Ammaanka ee Soomaaliya,sababtoo ah Puntland waa qayb ka mid ah Soomaaliya door muuqdana kuma lahan arrimaha uu hor-boodayo Ahmed Walad Abdalla (Saxnuun,ii 2aad) Puntland waxay xaq u leedahay inay fagaarayaasha ka caddayso fikirkeeda siyaasiga ahmilaa haddana waxaa huwan magaca Soomaaliyeed koox isku reer ah,iyagaana la isa soo hor-fadhiisiyaa,taasi oo aan macne badan samaynaynin,wallaow ay caalamka u gudbiyaan warar aan sal lahayn oo iyagoo is-qaybiyay ka soo kala baxa. 7-Beeshu waxay si cad uga dalbanaysaa Masuuliyiinta Puntland inay si buuxda Ammaanka gacanta ugu dhigaan si Xafiiska Siyaasadda ee UNka loo keeno meelaha nabdoon ee Soomaaliya (Intrium location) sida ku xusan Qaraarka UNka,maadaama ay Muqdishu nabad noqon weyday. 8- Madaxda Cusub ee Puntland waa in ay si deg-deg ah jawaab uga bixiyaan war-bixintii Guddiga Kormeerka Hubka oo dhaleecayn dusha uga tuurtay Puntland,kuna tilmaantay madaxdeeda kuwo la shaqaysta Burcad-badeedka. 9-Beeshu waxay su buuxda u canbaareynaysaa Commonique 28th,30th,31th ee ka kala dhacay New-york,Nairobi,Addis-ababa dhammaantoodna uu shir-gudoominayay Siyoun Mesfin iyo Commonique African Peace and Security Commission ( PRESS STATEMENT ON THE SITUATION IN SOMALIA) Sidaas darteed waxaannu idinku adkaynaynaa inaad dhammaan arrimahan ka miro-dhalisaan. Dr: Husein Mohamed Dirir Mogadishu,Somalia Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan Allidamaale@hotmail.com Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com Allidamaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2009 Let me just add one bit, although the content of the message is good I was laughing at the new term, Golaha Guurtida Beesha D-block Loool , we have heard before Golaha Odayaasha Beesha H-block of Mogadishu, and now this, Walle Mogadishu caja'ib ayay leedahay wax kasta way keenaysaa PS: I am sure, AT will disaprove this and say these do not represent me PS2: Good call from Golaha Guurtida Beesha D to welcome and uhambaliyeeyeen President Faroole and his Vice Mr Shire. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2009 5-Beeshu waxay la socodsiinaysaa Masuuliyiinta DGPL in lagu darsaday, Hanti iyo Ciidan DFKS, kuwaasoo dhammaantood ay gaar u leedahay DGPL, Gaadiidkasi sidaas darteed waxaan Madaxda MGPL ka codsanaynaa inay arrimaha Hubkan iyo Ciidankanba kala hadlaan Madaxda Amisom iyo Africa Peace and Security Commission (Ambasador Lamanana) oo u dhashay Aljeeriya,taasoo aan ula jeedno haddii la dhiso Ciidan Qaranna Hubka iyo Ciidankuba waxay ka mid yihiin agabka DFKS,haddii ay suurtoobi weydona waxaa laga doonayaa Madaxdaas inay keenaan tubtii lagu furdaamin lahaa Hubka iyo Ciidankaba,waana inaad Go'aan kala gaartaan arrinta oo leh khatarteeda. I am hearing Faroole has already been pushing this issue with AMISOM and IGAD. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2009 ^I didn't know but that's good to hear, if he already made contacts to Mogadishu and with the AMISON forces then Faroole is doing the right thing, he's the leader now and thus responsible of everything regarding Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 17, 2009 Sheekada D-Block bay maraysaa miyaa ? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 17, 2009 Originally posted by Emperor: Let me just add one bit, although the content of the message is good I was laughing at the new term, Golaha Guurtida Beesha D-block Loool , we have heard before Golaha Odayaasha Beesha H-block of Mogadishu, and now this, Walle Mogadishu caja'ib ayay leedahay wax kasta way keenaysaa There might be an explanation for it. Perhaps they resurfaced after - unlike their famous counterparts - quietly joined underground resistance when Mogadishu was occupied. Their deep concern for the plight of the Yey's trapped militiamen is because they understand how crucial they're for the safety and security of the people of Mogadishu. Wise guys indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2009 ^Adeer you and the above dude are on a different airwaves, everything that contains the D term is somehow cynical to you and is only for the purpose of Yey and Puntland miyaa Lol, so lowly of you... FYI, I am more alarmed and disturbed by the use of the term, and I believe some politicians in Mogadishu are behind this new phenomina to make a case and use it later for their political purpose, I doubt there are any Golo-Guurti of the said clan in Mogadishu. Isimada iyo odayaasha reerkan meelaha ay joogaan waa layaqaan. The city of Mogadishu is famous for coming up with clan-based organisations, ala style of Ururka reer Hebel , adeer that's not something we approve and find it appealing in Puntland. And like I said in my earlier post, although the message of the said Odayaal is not bad, I certainly don't think that name is cool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17, 2009 beesha d block iyo moqadishu isma ba lah alol Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 17, 2009 The right term should've been Jaaliyadda D ee Muqdhisho loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Twisted_Logic Posted January 17, 2009 Originally posted by The Zack: The right term should've been Jaaliyadda D ee Muqdhisho loool. How so? Mogadishu is a Somali city, and the Capital. We are not like people in Hargeisa who call other Somalis who are on Somali soil within the Somali Republics boundaries ''diaspora''. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 17, 2009 ^I thought we were still talking about clan lines and the last time I checked Xamar belonged to one clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 17, 2009 ^ you wrong Zack. Think again! Meeshan wax copywrite ah ma jiro miyaa. Maxaa loo is ticmaalayaa dadka kale trade mark-ooda! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 17, 2009 Allamagan, Can you be specific? Looool@copywrite. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 17, 2009 ^ Zack, I mean not only one clan as you put can claim "ownership" there...am talking about those 0.5 of the 4.5 equation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Twisted_Logic Posted January 17, 2009 Mogadishu was , relatively speaking, prior to the Ethiopian invasion and occupation the most diverse Somali city, like it always used to be. Ofcourse we are talking about post-1991, still in that context Mogadishu hosted a large share of the ones where this topic is about. Mainly from Gedo and Jubboyinka, and other Northern businessmen from Northern Somalia. So Mogadishu is open to all Somalis, and no one who is a Somali will be called by us ''diaspora''. Quote Share this post Link to post Share on other sites