Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?

Recommended Posts

RedSea   

Isbahaysi definately. Which means every somali clan has a member from another clan as their own and vise versa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ok. SO why not sidii damiinkii far waaweyn wax nooga dhigtaaniin. LOL

 

I want the whole issue melted. If the prof or MMA havent don it, what do u guyz know abt the said subject.

 

All i know is this.

 

******= The orignals of Somalia. Those who resided there since its histoy, their origins may be from other Africa or cushitic like anfars n so on.

 

*******. They call themselves Arabs some go to abtiris until reer banuu haashim laga gaaro. now this is questanable.

 

*****. the same thing

What is true?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sakariye hooyadiis, I do know some history of Soomaalida, which of course includes some background of their clans and how they came to known. Hase ahaatee barfasoorka -- Gaandi -- ayaa u deyneynaa in uu ka hadlo taariiqdaas. Inta aan warkiisa ka heleyno, naga war sug.

 

Laakiinse ogoow qabaa'iladda waa weyn ee Soomaaliyeed kuligood isbaheysi iyo iskaashi ayee ku imaadeen. Kuwii diiday ama waagaas awood isku filnaansho lahaana meeshee ku dambeyeen taariiqda ayaa og, oo waa baabeen, in yar kaliya ka hartay. Qabiilo badan danta ayaa ku kaliftay inay isbaheystaan, oo haddii kale ciidda ayaa qaadi lahayd maadaama awooda qabaa'iladda dariska la ahayeen waagaas ka awood badnaa, oo isbaheysi kaliya wax loogu baxa ahaa. Magacyadood ayaaba kuu xaqiijineyso, waana magacyo Soomaalida badankood ayna ogeyn meelahee kasoo jeedaan.

 

Qabiilo badan ayaa shirarka Soomaalida markee iskugu imaadaan, mar isku daro isbaheysii hore, marna ka baxo, oo raaco meeshee dantooda ugu jirto, waana kuwa cadeystay inay tahay kaliya isbaheysi ee isirnimo ahayn. Waa boqolaal, waana kuwa kaliya cadeystay, iskaba dhaaf kuwa kale kumanaanta ah wali aan isogeyn ama in la qarxiyo rabin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this