Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?

Recommended Posts

Someone is finally digging the historical facts about Soomaalida and qabiiladooda ay ka koobanyihiin and how they came what we now do know.

 

I for long suspected and knew many major Soomaali clans ku dhisanyihiin isbaheysi siyaasadeed, not isirnimo ama dhiig ahaan. In fact, all of them, at least on the top. Qaarkood magacyadooda ayaaba self-explanatory ah.

 

I am glad now this issue is finally tackled by a very credible and highly educated person, Barfasoor Max'ed Cabdi Gaandi of Besancon University [Faransiiska].

 

The question is, will the masses wake up now? Or it will shock them into numbness and into wildness of fierce denouncement? Or probably denying it all together?

------------

 

Qabiilka Soomaaliya: Ma Isir baa Mase Waa Isbahaysi?

 

Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono kulan looga hadlayo ama lagu soo bandhigayo dood ku saabsan in Qabiilka Soomaaliya k a jiraa yahay mid Dhiig iyo abtirsi dhab ah ku salaysan iyo inuu yahay mid isbahaysi ku yimid

 

Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono kulan looga hadlayo ama lagu soo bandhigayo dood ku saabsan in Qabiilka Soomaaliya k a jiraa yahay mid Dhiig iyo abtirsi dhab ah ku salaysan iyo inuu yahay mid isbahaysi ku yimid

 

Prof Maxamed Gaandi oo wax ka dhiga jaamac ku taalla dalka Faransiiska oo muddo aad u dheer baaritaan ku samaynayey Qabaa'ilka Soomaaliyeed iyo sida ay isugu abtirsadaan ayaa ku doodaya in qabiilka Soomaaliya ka jira uu ku salaysan yahay isbahaysi duruufo gaar ah ku yimaada ee uusan dhiig iyo abtirsi ahayn.

 

Hadaba ma laga yaabaa in doodani wax ka badasho sida aad u haystay qabiilka soomaliya ka jira iyo in aysan ahaynba kooxo badani qabaa'ilka ay ku xiiqayaan!

 

Kulankaas the past Saturday ayuu dhacay. Anyone tagay meesha? Any information?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

MMA your right on that.....qabiils started of as Isbahaysis.....and you can stil see those movements....too many examples of whole clans that changed alliances and joined other groups.

 

There are also the assimilation of small groups.

 

And hadii dadka qaarkood ay wali leeyihiin carab ayaan nahay, ama asalkeenu yahay......sheekadan ah in qabiilku uu isbahaysi yahay lagama dhaadhicin karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabiilka Somalia Ma Isir baa Mase Waa Isbahaysi?

Monday, 22 October 2007

Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono kulan looga hadlayo ama lagu soo bandhigayo dood ku saabsan in Qabiilka Soomaaliya k a jiraa yahay mid Dhiig iyo abtirsi dhab ah ku salaysan iyo inuu yahay mid isbahaysi ku yimid

 

Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono kulan looga hadlayo ama lagu soo bandhigayo dood ku saabsan in Qabiilka Soomaaliya k a jiraa yahay mid Dhiig iyo abtirsi dhab ah ku salaysan iyo inuu yahay mid isbahaysi ku yimid

 

 

 

 

 

Prof Mohamed Gandi oo wax ka dhiga jaamac ku taalla dalka Faransiiska oo muddo aad u dheer baaritaan ku samaynayey Qabaa'ilka Soomaailyeed iyo sida ay isugu abtirsadaan ayaa ku doodaya in qabiilka Soomaliya ka jira uu ku salaysan yahay isbahaysi duruufo gaar ah ku yimaada ee uusan dhiig iyo abtirsi ahayn.

 

Hadaba ma laga yaabaa in doodani wax ka badasho sida aad u haystay qabiilka soomaliya ka jira iyo in aysan ahaynba kooxo badani qabaa'ilka ay ku xiiqayaan!

 

Shirka iyo doodda uu soo bandhigayo Prof Gandi waxay ka dhici doontaa Sabtiga soo socda ee 27/10/07 inta u dhaxaysa 10:00-2:00pm :

 

The Resource Centre 356 Holloway Road London N7 6PA.

 

Hadaba wixii faahfaahin ah kala xiriir. Md M Nur 079 03868451

 

That is the whole thing in the website .....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^What kind of article is that, nothing in there at all, a mare title, ma Cinwaanka bas ayaa nalaka gadayaa?

 

Not informative... and isn't good enough to support an argument with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^^I believe its just a notice about the event and the topic discussed..

 

Emperor dee maa af somaligii baa kaa badiyee maantaa.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by SheekhaJacaylka:

Horta why qabiil waliba uu u yidhaahdaa Ahlu Beyt baad nu ka soo jeednaa ??

This is done in Indonesia,Nigeria and many other places in the world. People just wanna be linked to Nabi (salalahu calayhi wasalam)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Originally posted by Dahia al Kahina:

Emperor dee maa af somaligii baa kaa badiyee maantaa..

:D , that's possible, you know I made to the optimum amid this Somali political quigmire, try be an activist and you could be mistaken for an expert :D , thus you must not expose...

 

As for the topic, it was posted and presented by the initiator as a form of article with full in depth anlysis regarding the said issue, otherwise how one could expect a real debate over unsubstatiated claim, the topic may as well die and disappear else tangible evidence that may establish genuine depate presented. That's my point....

 

Maxaa kasoo baxay Shirkaas?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^ :D looooooooooooooooooooooooool

 

I might join that loling band of yours and do fantastic tour to the world, where? Shall we take it the girls section.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Imagine the Prof. oo meesha soo fadhiistay then talked about this and that ,, qabiils, history and that and nobody understood what he is talking about .......... Ahhhhhhhhhhh ,,

 

I'm waiting for the report :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

I still didn't get the agenda of this meeting. It will be contradictory on both fronts of the argument. First, let us say that the discussants overwhelming concurred with the idea that Somali clans are based on alliance and not blood. This hypothesis will only fabricate the general argument that Somalis are one Tribe. It doesn't make any sense to me. However, if we follow what is documented for centuries in regards to the relationship of tribes or clans and those attributes that bind them collectively and distinguish them from others in their relative environement, things will seem simple and clear. On the other hand, it seems this is a long research on the theories of ethnicity or tribe. One of several theories, the social constructionists, argues that nothing is natural or biological about the cohesion of a group based on ethnicity or tribe. While I agree with them that this is a product of socio-political choices, race will still be a factor for the division of people and it all revolves around a common interest to overcome and reverse economic domination and exploitation by another group

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this